SomaliVOA
 
 January-28-12 Today from Hiiraan Online :  _
Barnaamijka Sagaal fiidnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Shanta Galabnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Labada Duhurnimo ee G. AfrikaBarnaamijka Todobada Aroornimo ee G. Afrika
Sideeda HabeenimoTodobada HabeenimoAfarta GalabnimoLixda iyo Barka arroornimo
Somali Concert
TV and Radio
Somali Links
A
B
C
D
F
G
H
I
J
K
L
M
N
O
P
Q
R
S
W
X
More News Papers
 
Google  
 AMA LAW OFFICE
Saturday - January 28, 2012

UK could become 'smuggling hub' for herbal high khat


The UK could become a hub for smuggling the herbal stimulant khat, European police and politicians have warned. The Netherlands is the latest country to outlaw the sale of the plant..

Amoud Foundation
Turkey challenges Iran in Somalia-Today'sZaman
UNICEF issues appeal to aid starving kids, urges Canadians to contribute-CP
Dakar-Djibouti trans-African highway to traverse 10 African countries-Pana
St. Paul man charged in threats to family in alleged dispute over jihad plans-TwinCities
U.S. Negotiating Release of American Writer in Somalia-ABC
Small Dutch city the hub for European khat sales-AFP
Sabti, Janaayo 28, 2012

Ra'iisul wasaaraha Itoobiya oo sheegay inay Ciidamadiisu ka bixi doonaan Soomaaliya marka ay wareejiyaan goobaha ay qabsadeen


Sabti, Jannaayo 28, 2012 (HOL) − Ra’isul wasaaraha, Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay inuu ciidamadiisa kala bixi doono Soomaaliya, marka kuwa Midowga Afrika ay soo gaaraan meelaha haatan ciidamada Itoobiya ay gacanta ku hayaan.

Wararka Maanta - Jimco, Janaayo 27, 2012

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyay Sweden

Jimco, January 27, 2012(HOL): Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Stockholm ee dalka Sweden, iyadoo caawana xaflad casho ah oo ay dad badan ka qeybgaleen loogu sameeyay Magaalada Stockholm.
Somali News Update - Friday - January 27, 2012

Inequality pushing youths to join Shabaab: report

An international lobby group wants the Kenyan government to find ways of distributing wealth equally as a solution to youths joining terrorist organisations.
Wararka Maanta - Khamiis, Janaayo 26, 2012

Ra'iisul wasaaraha DKMG ah ee Soomaaliya oo kormeeray qaybihii gubtay ee Suuqa degmada Xamar-Weyne

Khamiis, Jannaayo 26, 2012 (HOL) − Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr Cabdiweli Maxamed Cali ayaa saaka soo kormeeray qaybihii xalay gubtay ee suuqa degmada Xamar-weyne, waxaana isaga iyo wafdigiisu ay tageen dhammaan xarumihii ganacsi ee uu dabku baabi'iyay.
Somali News Update - Thursday - January 26, 2012

Only Turkey is showing solidarity with Somalia's people

EU and American delegates to a conference on Somalia's future could learn from Turkey's direct assistance to those in need. The British government is holding a conference on the future of Somalianext month....
Wararka Maanta - Arbaco, Janaayo 25, 2012

Ergayga gaarka ee Midowga Afrika oo Muqdisho kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif (SAWIRRO)

Arbaco, Jannaayo 25, 2012 (HOL) − Ergayga gaarka ah ee ururka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya horayna u ahaa madaxweynihii Gaana, Jerry John Rawlings oo isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo ay maanta soo gaareen Muqdisho ayaa waxay kulan la yeesheen madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed.
Somali News Update - Wednesday - January 25, 2012

British delegation discusses plan for conference

Led by Britain’s high representative to Somalia Mr Matt Baugh, the delegation held talks with...
Somali News Update - Tuesday - January 24, 2012

Top U.N. official moves to Somalia as violence rages

The U.N. special envoy to Somalia moved to Mogadishu on Tuesday for the first time in 17 years, signaling international support for a government fight against Islamist rebels and preparations for elections this year.
Wararka Maanta - Talaado, Janaayo 24, 2012

Wararkii ugu Dambeeyay ee Xaaladda Beledweyne kaddib weerarkii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay

Talaado, Jannaayo 24, 2012 (HOL) − Xaalada magaalada Beledweyne ayaa xiligan degan kadib Bandow waqti kooban qaatay oo ay galiyeen ciidamada dowladda Itoobiya ee ku sugan magaalada, kaasoo ka danbeeyay weerar Ismiidaamin ah oo saakay qof naftiis hure ah oo waday gaari laga soo buuxiyay walxaha qaraxa uu ku qaaday xarunta maamulka gobollka Hiiraan.
Somali News Update - Monday - January 23, 2012

Heavy fighting in Somali capital kills 9

Somali militants firing vehicle-mounted anti-aircraft guns clashed with African Union forces for a second night in Mogadishu, killing at least nine people including women and children, an ambulance official said Sunday.
Wararka Maanta - Isniin, Janaayo 23, 2012

Taliyaha Ciidamada AMISOM oo sheegay inay weerar ku yihiin deegaannada loo barakacay ee duleedka Muqdisho

Isniin, Jannaayo 23, 2012 (HOL) − Taliyaha ciidamada Midowga Africa ee AMISOM, Major Jen. Fred Mugisha ayaa sheegay inay ku wajahan yihiin ciidamadooda deegaannada loo barakacay ee duleedka Muqdisho, halkaasoo ay gacanta ku hayso Xarakada Al-shabaab.
Wararka Maanta - Axad, Janaayo 22, 2012

Isku-soo-baxyo lagu taageerayo Nabadda iyo Midnimada Somaliland oo ka dhacay Goboladda Somaliland

Axad, Jannaayo 22, 2012 (HOL) − Kumanaan kun oo qof ayaa maanta iskugu soo baxay Beer-xoriyadda ee magaaladda Hargeysa, kaas oo ay ku soo bandhigayeen nabadgalyada Somaliland iyo sida ay u taageersan yihiin midnimada Somaliland.

  Contact : webmaster@hiiraan.com
  Powered by FeedBurner  

hit counter

 
Islamic Links
 
 
 
 

Opinion   |  Sports   |   Somali Music   |   Somali Map
All Rights Reserved Copyright. © 1999-2012, www.hiiraan.com