4/17/2024
Today from Hiiraan Online:  _
advertisements
Summons to Appear in Court - Baafin Maxkamadeed: Hassan Ahmed Hassan

The court of The Hague has summoned the missing person:
Name: Hassan  Ahmed Hassan, born in 1971 in Jerow, Lower Shabelle, Somalia
Last known address: Jerow, Middle Shabelle, Somalia
to appear before the court during its session on: 12 December, 2016 at 10:20 hours,
in relation to a submitted petition to receive a declaration that the missing person is legally presumed to be deceased.
For information: Mr. E. J. Moll in the city of  Doetinchem, the Netherlands. Tel: (+31314375500) and e-mail address [email protected]


BAAFIN MAXKAMADEED

Waxay maxkamadda magaalada THE HAGUE  ee dalka Holland ay baafineysaa maqanaha:
Magaca: Hassan  Ahmed Hassan
Sannadka dhalashada: 1971
Ku dhashay: Magaalada Jerow, Gobolka Sh. Hoose ee dalka Soomaaliya

Meeshii ugu dembeysay ee lagu ogaa: Jerow, Gobolka Sh. Hoose ee Soomaaliya
In uu horyimaado maxkamadda 12ka December 2016, Sacadu markay tahay 10:20am Subaxnimo.

Arrintaan oo la xiriirta codsi horyaala maxkamadda oo lagu dalbanayo in la xaqiijiyo dhimashada qofka la baafinayo.

Wixii faahfaahin ah kala xiriira: Mr. E. J. Moll oo jooga magaalada  Doetinchem ee dalka Holland. Tel: +31314375500 and e-mail addresska ah  [email protected] 


 





Click here