Dadweynaha rabo in ay sannadkaan soo gutaan wajibaatkooda xajka waxaa lala socodsiineynaa in sharikadda " SALAMA FOR HAJJ AND UMRAH" ay diyaar idiin la tahay in ay idiin sahasho gudashada Xajka ee Sannadkan 1425/2005

Lagudo xajkaaga dad aqoon iyo khibrad u leh, kana faa'iidayso fursaddan qaaliga ah.

Kharashkuna waa mid aad kuu raali gelindoona.
Qiimaha sannadkan ee magaalooyinka kala duwani waa sidan:

Magaalooyinka Qiimaha
NEW YORK CITY $ 2,225.00
WASHINGTON, DC 2,295.00
ATLANTA, GA $ 2,395.00
COLUMBUS, OH $ 2,395.00
MINNEAPOLIS, MN $ 2,395.00
SAN DIEGO, CA $ 2,445.00
LOS ANGLES, CA $ 2,445.00
SEATTLE, WA $ 2,445.00

Waqtiga la baxayaa hadii Ilaahay idmo waa Jan 8-10, 2005, soo noqodkuna January 30 and February 3, 2005.

Qiimahaasi waxaa ku jira:
1) Tigidhka dayuurada ee magaaladaada ilaa Jeddah iyo soo noqod.
2) Safarka Makka ilaa Madiina iyo soo noqod.
3) Soo saarista Fiisaha Xajka
4) Jiifka iyo guryaha Makka iyo Madiina
5) Hagista xujaajta oo hoggaaminayaan dad khibrad u leh.
6) Baraarujin iyo Muxaadarooyin ay soo jeediyaan culimadii Soomaaliyeed.

Waxyaabaha aan ku jirin waxaa ka mid ah:
1. Lacagta ama labada Check ee Wasaarada xajjka ee Sacuudiga oo ah US $276
2. Lacagta Gawraca (Dabiixah) oo ah ilaa US $ 100.00 (boqol doolar)
3. Cuntada.

WAXAA LA ISKA RABAA DEBAAJI AH US $ 1000.00 (kun Doolar) 15 November, 2004.
Qofkii raba in qof looga xajiyo ama sadaqaysanaya Xajj, qiimuhu waa US $ 1000.00 (kun)

Shuruudaha la iska rabo:

1. Passport ay u hadhsan tahay intii uu ku dhici lahaa ugu yaraan lix bilood.
2. Photokoobiga Green Card-ka (dadka haysta baasaboor waddan kale)
3. Afar Sawir oo nooca baasaboorka
4. Arjiga (application) Fiisaha oo dhamaystiran.
5. Laba check oo ah nooca Certify Checks ama Cashiers Check oo kala ah $ 158.50 iyo $ 116.00 kuna qoran magaca THE UNIFIED AGENTS OFFICE.
6. Shahaadada Talaalka ee Meningitiska.
7.. Dumarku inay wataan Maxram iyo waraaqihii caddaynayey maxramnimada.

Fadlan lasoo xidhiidh wakiilada Salama for Hajj and Umrah ama booqo www.xaaji.com
Seattle, Wa (Head Office) Adam O. Ashoor 206-762-3146 Email: [email protected]
Atlanta, Ga Nasir H. Warsam 404-454-5064 Email: [email protected]
Washington, Dc Ahmed Said and Mohamed Farah
703-402-6884 or 703-567-924 Email: [email protected]
Minneapolis, Mn Abdiweli M. Yusuf 612-341-9454 Email: [email protected]
Columbus, Oh Adam S. Abdullahi 614-260-6037 Email: [email protected]