More Articles
At least eight people have been killed after a bomb exploded at a busy livestock market in a village in southwestern Somalia's Bay region, an official has said.
Full Story
Arbaco, Maarso, 13, 2019 (HOL)-Deegaanka Goofguduud oo qiyaastii 30km u jira magaalada Baydhabo ayaa lagu soo waramayaa in maanta ay ku dhaceen qaraxyo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.
Warkii oo dhan
The deal has made local fishermen vulnerable to poverty as Chinese fishing companies are likely to outcompete them and also trigger another round of piracy in the Gulf of Aden.
Talaado, Maarso, 12, 2019 (HOL)-War Qoraal ah oo ka soo baxay guddoomiyaha maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maxkamada looga yeeray guddoomiyaha degmada Hodan.
Fox News has condemned its host Jeanine Pirro after she questioned whether a Muslim congresswoman's wearing of a headscarf stood in conflict to the US Constitution.
Isniin, Maarso, 11, 2019 (HOL)- Waxaa magaalada Godey ee Degaanka Soomaalida saaka ka furmay shirwayne ay yeelanayaan odayaal dhaqameedka degaanka iyo xukuumadda Dawladda Degaanka Soomaalida.
Somali officials and relatives have confirmed that a member of the Somali prime ministerโs staff was among the victims of the Ethiopian Airlines crash on Sunday.
Axad, Maarso, 10, 2019 (HOL) โ Dowladda Soomaaliya ayaa Shacabka iyo Dowladda Federaalka Itoobiya uga tacsiyadeysay shilkii diyaaradeed ee ka dhacay dalkaasi Itoobiya,kaasi oo saameyn ku yeeshay dad rakaab ah oo ka soo kala jeeda dalal kala duwan oo uu ku jiro muwaadin Soomaaliyeed.
Kenya is reaching out to neighbours and international community to find an amicable solution to the maritime dispute with Somalia.
Sabti, Maarso, 09, 2019 (HOL)- Kulan ay isugu yimaadeen Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Soomaaliya,Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho,Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda,taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo hoggaanka sare ee maareeyaha Dekadda ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Jimco, Maarso, 08, 2019 (HOL)-Dibadbax-ballaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magaalada Diridhabe, banaanbaxan ayaa waxaa isugu soo baxay dadka Oromada ah ee deggan qaybo kamid ah magaalada Diridhabe.
Somali Minister for Constitution, Abdirahman Hosh Jibril is dead, Somali government confirmed on Friday.