Isniin, Juun 08, 2015 (HOL) —Gudoomiyaha isboortiga Jubbaland Mudane Cabdi Max'ed Axmed ayaa maanta ku dhawaaqay xubnaha gudiga isboortiga ee gobollada Jubooyinka, iyadoo gudoomiyuhu uu sheegay in gudigani uu wax weyn ka badali doono isboortiga gobollada Jubooyinka.
Halkan ka daawo warbixinta ku saabsan gudiga maanta la dhisay;
Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.
Guddiga Xiriirka Isboortiga Jubbooyinka oo la Magacaabay Maanta (DAAWO Magacaabidda)
More News
- Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Ahlusunna Waljamaaca in ay isaga baxaan Dhuuso-mareeb
- Wiil uu dhalay Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise Sangub oo lagu dilay Magaalada Minneapolis
- Xildhibaan Xoosh oo ka Jawaabay Warbixin ay Maanta soo Saartay Wasaarada Amniga Gudaha DF
- SAWIRRO: Ururka SAMSA oo Danjiraha Kenya ee Mareykanka kala Hadlay Xawaaladaha Kenya
- DAAWO: Dibadbaxyo waaweyn oo ka dhacay magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose
- Xildhibaan Kenyaan oo dalbaday in si dhaqso ah Ciidamada Kenya looga soo Saaro Soomaaliya
- XASAN SHEEKH: Waa in la xalliyo tabashada ka dhalatay dhismaha Baarlamaanka Jubbaland
- Wasaaradda Amniga Gudaha oo Shaacisay inay jiraan Shaqsiyaad ku been Abuurta Madaxda DFS
- FAAHFAAHIN: Xaalada & Wararkii u dambeeyay Degmada Dhuuso-mareeb ee Xarunta Galguduud
- Dalka Kenya oo Marti-gelin doona Shir-goboleed looga Hadli doono Arrimaha Xag-jirnimada
- Cayaaraha xagaaga ee HIRDA AFT 2015 oo lagu soo gabagabeeyay Dalka Holland (SAWIRRO)
- Xukuumadda Kenya oo sheegtay inay joojisay Duullimaadyadii uga imaan jiray Soomaaliya