4/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Feb 15, 2017
Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in 22ka bishan la joojiyay duulimaadka garoonka Muqdisho

Arbaco,  Feberaayo,  15, 2017 (HOL) - Wasaaradda gaadiiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa sheegay in la hakiyay duulimaadka garoonka Aadan Cadde ee 22-ka bishan oo ku beegan maalinta caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya.

Hadaba halkan ka akhriso qoraalka ka soo baxay wasaarada ee lagu joojiyay dulimaadyada garoonka diyaaradaha Muqdisho 22ka bishan.

Ugu dabeyntii, sidan oo kale DF ayaa joojisay dulimaadka magaalada Muqdisho 8 –dii  bshan Feberaayo oo ay dhacday doorashada madaxweynaha, sidoo kalana waxaa la xiray dhamaanba isku socodka dadka iyo gadiidka Muqdisho.

 C/raxmaan Diini, Hiiraan Onlin
[email protected]