4/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Jimco, May 30, 2017
Madaxweyne Farmaajo oo guddi u saaray xaalada maxaabiista Xabsiga Dhexe

Talaado, May, 30, 2017 (HOL)  - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysay guddi u saaray xaalada maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.

Guddiga ayaa loo saaray in ay qiimeyn dhab ah ku sameeyaan xaalada maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe, tirada maxaabiista, kuwa xukunka uu ku dhacay, iyo kuwa wali xiran laakiin aan la xukumin.

Akhriso wareegtada ka soo baxday xafiiska madaxweynaha :

 

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]