Khamiis, Agoosto 27, 2020 (HOL) - Kulan ay khadka taleefoonka ku yeesheen madaxweyneyaasha Dowlad goboleedyada Xubnaha ka ah DFS ee Galmudug ee Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, ayaa waxay soo saareen War-Murtiyeed ay kusoo dhoweynayaan qodobadii kasoo baxay shirkii madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ku yeesheen Garowe.
newsinsideMadaxdu waxay sidoo kale soo dhoweeyeen shirka Muqdisho lagu qabanayo ee dhexmaridoono dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada iyagoo sheegay inay mar kale aragtidooda ku biirindoono, si isfaham buuxa looga gaaro arrimaha doorashada.
Halkaan hoose ka aqriso qoraalka war murtiyeedka.