Jimco, October, 22, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya xadka Dowladda Deeganka Soomaalida uu la wadaago Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi maleeshiyo hubaysan ay nin xoolo dhaqato ku dileen intaa kaddibna iskaga baxsaday goobta uu falka ka dhacay.
newsinsideDilkaan ayaa yimid kagadaal markii marxuumka la dilay iyo maleeshiyada ay murmeen sidaane uu ku dhacay dilka.
Maleeshiyada ayaa la wariyay in ay horay u qaateen xoolo uu haystay marxuumka la dilay islamarkaana la aaday dhanka Puntland sida hadalka loo dhigay.
Wararka ayaa intaa ku daraya in laamaha ammaanka dowlad deegaanka ay tiro dad ah oo la qaraabo ah maleeshiyada dilka gaysatay ay xireen ayna baadi goobayaan sidoo kale maleeshiyada.
Ehelada marxuumka la dilay ayaa dalbaday caddaalad u helida wiilkooda ee la dilay.