10/16/2017
Today from Hiiraan Online:  _

Wararka Maanta

Isniin, Oktoobar 16, 2017

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 15, 2017

Axad, October, 15, 2017 (HOL) - Inkastoo dowladda federaalka aysan wali soo saarin tirkoobka rasmiga ah dadkii ku dhintay qaraxii maalintii shalay ka dhacay Isgoyska Zoobe ayaa haddana dhinaca kale qaar ka mid ah Agaasimayaasha goobaha caafimaadka waxaa ay xaqiijinayaan tirada rasmiga meydadka la soo gaarsiiyay goobahooda caafimaadka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 14, 2017

Sabti, October, 14, 2017 (HOL)–Iyadoo wali ay adag tahay in dhab ahaan la ogaado tirada ramiga ah dadka ku dhintay qaraxii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa warar hor dhac ah oo soo baxaya waxaa ay sheegayaan in tirada dhimashada ay hadda kor u sii dhaafeyso 30 ruux

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 13, 2017

Jimco, October, 13, 2017 (HOL) – Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista hawada xukuumada Soomaaliya Maxamed C/laahi Salaad Oomaar ayaa sheegay in dhimayaasha hay’addaha UNka ku leeyihiin agagaarka garoonka diyaaradaha caqabad ku yihiin howlaha ka socda garoonka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 12, 2017

Khamiis, October, 12, 2017 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa goor dhaw iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 11, 2017

Arbaco, October, 11, 2017 (HOL) – Wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib-u-heshiisiinta xukuumada Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya mudnaanta koowaad siineyso arrimaha dib-u-heshiisiinta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 10, 2017

Talaado, October, 10, 2017 (HOL) - Hoggaamiyaha mucaaradka ee Kenya Raila Odinga ayaa sheegay isaga iyo ku xigeenkiisa Kalonzo Musioka in ay ka hareen tartanka doorashada Madaxweynaha ee dhammaadka bishan.

Warkii oo dhan


« previous1234567...330331next »

Contact: [email protected]