Wararka Maanta

Maxkamad Federaal ah oo joojisay diidmada Fiisaha Mamnuucidda Socdaalka uu soo rogay Trump

Maxkamad Federaal ah oo joojisay diidmada Fiisaha Mamnuucidda Socdaalka uu soo rogay Trump

AUG 22, 2025

Jimco, Agoosto 22, 2025 (HOL) - Garsoore federaal ah oo Mareykan ah ayaa go’aamiyay in Wasaaradda Arrimaha Dibadda aysan adeegsan karin mamnuucidda ...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo ku baaqay in abaalmarinta nabadda adduunka la siiyo Trump

Madaxweynaha Somaliland oo ku baaqay in abaalmarinta nabadda adduunka la siiyo Trump

AUG 21, 2025

 Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dhawaaqay in uu codkiisa ku biirinayo...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo Madaxweynaha ku eedeeyay inuu rabo inuu kursiga sii joogo

Ra'iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya oo Madaxweynaha ku eedeeyay inuu rabo inuu kursiga sii joogo

AUG 21, 2025

 Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta qabtay shir jaraa’id oo uu si a...

Warkii oo dhan »
Kenya oo qabatay saddex gaari oo siday sonkor iyo saliid si sharci darro ah looga keenay Soomaaliya

Kenya oo qabatay saddex gaari oo siday sonkor iyo saliid si sharci darro ah looga keenay Soomaaliya

AUG 21, 2025

 Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Hay’adda La-dagaallanka Badeecadaha Been-abuurka (ACA) ayaa qabatay saddex gaari xamuul ah oo siday sonkor i...

Warkii oo dhan »
Qarax Miino oo Ka Dhacay Deegaanka Jabad Geelle ee duleedka magaalada Muqdisho

Qarax Miino oo Ka Dhacay Deegaanka Jabad Geelle ee duleedka magaalada Muqdisho

AUG 21, 2025

 Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Qarax miino oo lala beegsaday gaari ay la socdeen odayaal caan ah ayaa ka dhacay deegaanka Jabad Geelle, oo ho...

Warkii oo dhan »
Wareysi laga qaaday xubno Daacish ah oo lagu qabtay howgallada ka socda Calmiskaad

Wareysi laga qaaday xubno Daacish ah oo lagu qabtay howgallada ka socda Calmiskaad

AUG 21, 2025

 Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Muthar Hamid Qaayid oo kamid ah Daacishtii lagu qabtay magaalada Boosaaaso ayaa sheegay in uusan ka qoomameyna...

Warkii oo dhan »
Frank Caprio oo loo yaqaanay "Garsoorihii ugu naxariista badna adduunka" oo geeriyooday

Frank Caprio oo loo yaqaanay "Garsoorihii ugu naxariista badna adduunka" oo geeriyooday

AUG 21, 2025

 Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Garsoore Frank Caprio, oo caan ka ahaa gudaha iyo dibadda Maraykanka,  ayaa geeriyooday isagoo 88 jir ah,...

Warkii oo dhan »
Kulan looga hadlaayay dardar galinta dagaalka Al-shabaab oo ka dhacay Baledweyne

Kulan looga hadlaayay dardar galinta dagaalka Al-shabaab oo ka dhacay Baledweyne

AUG 21, 2025

 Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Galinkii dambe ee Shalay waxaa magaalada Beledwayne ee xarunta gobolka Hiiraan ka qabsoomay kulan looga hadlaa...

Warkii oo dhan »
Macalimuu oo loo magacaabay Guddoomiye Ku-Xigeenka Amniga Gobolka Gedo

Macalimuu oo loo magacaabay Guddoomiye Ku-Xigeenka Amniga Gobolka Gedo

AUG 21, 2025

 Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa Guddoomiye Ku-xigeenka Amn...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Mucaaradka Dowladda aysan lahayn aragti mideysan ay kaga soo hor jeedaan Dowladda

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Mucaaradka Dowladda aysan lahayn aragti mideysan ay kaga soo hor jeedaan Dowladda

AUG 21, 2025

 Khamiis, Agoosto 21, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si cad uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, ...

Warkii oo dhan »