Wararka Maanta

Dowladda oo isbadal ku sameeysay Maamulka Dekadda ee Magaalada Muqdisho

Dowladda oo isbadal ku sameeysay Maamulka Dekadda ee Magaalada Muqdisho

AUG 19, 2025

 Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Danjire Maxamed  Cali Nuur Ame...

Warkii oo dhan »
Dowladda Mareykanka oo bixineysa $10 Milyan qofkii Keena xog ku saabsan dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee ISIS-ta Soomaaliya

Dowladda Mareykanka oo bixineysa $10 Milyan qofkii Keena xog ku saabsan dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee ISIS-ta Soomaaliya

AUG 19, 2025

 Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin gaareysa illaa $10 milyan oo dollar iyo dib-u-dejin, taas o...

Warkii oo dhan »
Diyaargarowga abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-shabaab oo markale ka bilaawday Shabeellaha Dhexe

Diyaargarowga abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-shabaab oo markale ka bilaawday Shabeellaha Dhexe

AUG 19, 2025

 Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa  gobolka Shabeellaha dhexe ka...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland aqoonsi heli doonto inta uu xilka hayo

Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland aqoonsi heli doonto inta uu xilka hayo

AUG 19, 2025

 Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay aqoonsi heli do...

Warkii oo dhan »
27 qof oo Puntland ugu geeriyooday cudurka Gowracatada oo ka dilaacay halkaas

27 qof oo Puntland ugu geeriyooday cudurka Gowracatada oo ka dilaacay halkaas

AUG 19, 2025

 Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - 27 qof ayaa u geeriyootay cudurka Gowracatada (diphtheria) oo ka dillaacay Puntland, halkaas oo ilaa 482 xaala...

Warkii oo dhan »
In ka badan 100 xubnood oo Al-shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha Hoose

In ka badan 100 xubnood oo Al-shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha Hoose

AUG 19, 2025

 Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qors...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanka Cumar Beerre ee Gobolka Shabeellaha Hoose

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanka Cumar Beerre ee Gobolka Shabeellaha Hoose

AUG 18, 2025

 Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan si guul leh uga fuliyey deegaanka Cumar Beerre iyo d...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhigga iyo masuuliyiin kale oo gaaray furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe

Wasiirka Gaashaandhigga iyo masuuliyiin kale oo gaaray furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe

AUG 18, 2025

 Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo masuuliyiin kale oo ...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo Turkiga ku eedaysay in uu farogelin ku hayo, waxayna u yeedhay Qunsulka Turkiga ee Hargeysa

Somaliland oo Turkiga ku eedaysay in uu farogelin ku hayo, waxayna u yeedhay Qunsulka Turkiga ee Hargeysa

AUG 18, 2025

 Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa dowlada Turkiga ku eedaysay in uu ka shaqaynayo qorshe lagu khalkhalgelinayo, iyada oo ka biyo ...

Warkii oo dhan »
Rag ka tirsan Al-shabaab oo maanta isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya

Rag ka tirsan Al-shabaab oo maanta isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya

AUG 18, 2025

 Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Xudur ee gobolk...

Warkii oo dhan »