Wararka Maanta
Booliiska Somaliland oo xabsiga dhigay Qadan Qaran oo xalay Hargeysa ku xustay maalinta Galmudug
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa xabsiga dhigay Qadan Cabdillaahi Qadan Qaran, oo xalay gurigeeda ku yaalla Hargeysa ...
Warkii oo dhan »Madasha Samatabixinta oo shaacisay in natiijo la'aan kusoo dhamaadeen shirkii ay la yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Madasha Samata bixinta Soomaaliyeed ayaa goordhaw soo saaray warmurtiyeed ay kaga hadlayaan xaaladda siyaasade...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal khasaare kala d...
Warkii oo dhan »Madaxweynayaashii hore ee dalka oo si adag uga hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga ha...
Warkii oo dhan »Ra'iisul wasaarayaashi hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay Dagaalka ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaar...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Banaadir oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa M...
Warkii oo dhan »Golaha Samatabixinta Qaranka Soomaaliyeed oo Shir Deg Deg ah uga socda Magaalada Muqdisho
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Shir ayaa haatan ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ay leeyihiin xubno ka tirsan mucaaradka, gaar ahaan Gol...
Warkii oo dhan »Ciidamada Dowladda iyo kuwa u abaabulan hab degaan oo ku dagaalamaya magaalada Muqdisho
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Hodan, kaddib salaaddii Su...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsana Al-shabaab
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun dil toogashao ah ku fulisay sa...
Warkii oo dhan »Muran xooggan oo ka taagan ku dhawaaqista liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Muran xooggan ayaa ka taagan xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee maamulka Waqooyi Bari, iyadoo qabaa�...
Warkii oo dhan »