Wararka Maanta
Muhaajiriin badan oo Soomaali ay ku jiraan oo ku dhintay shil dooneed oo ka dhacay meel u dhow jasiiradda Lampedusa
Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Ugu yaraan 20 qof ayaa la sheegay in ay dhinteen kadib markii laba doonyood ay saranaayeen ku degeen badda u d...
Warkii oo dhan »Sacuudiga oo xukun dil ah ku fuliyay 8 nin oo ajaanib ah oo 4 kamid ah ay yihiin Soomaali ah
Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Sacuudi Carabiya ayaa hal maalin gudaheed ku fulisay xukun dil ah siddeed qof, kuwaas oo intooda badan ahaa aja...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo markale eedeymo culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh
Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta maamulka Jubbaland ayaa looga hadlay xaalada gobolka Ge...
Warkii oo dhan »Ugaaska Beelaha Xawaadle iyo Masuuliyiin kale oo maanta gaaray magaalada Baledweyne
Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayay Ugaaska...
Warkii oo dhan »Diyaarado dagaal oo Xalay duqeymo culus ka fuliyay gobolka Hiiraan
Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Tardo ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay xalay duqeyn culus ...
Warkii oo dhan »Puntland oo xaqiijisay in gacanta lagu dhigay Agaasimihii Isbitaalka Qardho ee loo haysto kiisas kufsi
Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Hay’adaha amniga Puntland, oo kaashanaya Hay’adda Nabad Sugidda iyo sirdoonka Soomaaliya (NISA) iyo Booliis...
Warkii oo dhan »Bangiga Adduunka oo ansixiyay gargaar dhaqaale oo labaad oo gaaraya $125 milyan oo loogu talagalay Soomaaliya
Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Guddiga Maamulka Sare ee Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday maalgelin labaad oo Soomaaliya loogu talagalay taagee...
Warkii oo dhan »Xisbiga Kaah ee Somaliland oo sheegay in ay xilka ka qaadi doonaan Madaxweyne Xasan Sheekh
Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Kaah ee Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ku gooddiyay in ay xisbi ahaan ...
Warkii oo dhan »Senator-ka laga soo doorto Mandera Ali Ruba oo ka digay in Colaada ka taagan Gedo ku faafto Mandera
Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Senator-ka Mandera, Ali Ibrahim Ruba, ayaa ugu baaqay Dowladda Kenya in ay si degdeg ah oo go’aan leh uga jaw...
Warkii oo dhan »Saxafiyiin ku dhaw 300 ayay ciidamada Israa'iil ku dileen Qasa laga soo bilaabo 7-dii October 2023
Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Tan iyo markii Israa’iil bilowday dagaalka ka socda Qasa 7-dii Oktoobar 2023, beegsiga saxafiyiinta ayaa noqd...
Warkii oo dhan »