Wararka Maanta
Madaxii xafiiska taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) Dr. Aisa Kirabo Kacyira oo Geeriyootay
Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Dr. Aisa Kirabo Kacyira, oo ahayd Madaxii Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taakulaynta Soomaaliya (UNSOS), ayaa g...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo Madaxa howlgalka AUSSOM kala hadlay dardargelinta dagaalka Al-shabaab
Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo uu wehlinaayay ...
Warkii oo dhan »Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntland oo ka cabanaya mushaar la'aan oo xirtay garoonka diyaaradaha Garowe
Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Ciidamo katirsan kuwa Daraawiishta Puntland ayaa xirtay waddada gasha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoow...
Warkii oo dhan »Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyey Deegaanka Darusalaam ee Sh/Dhexe
Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan cutubka gaarka ah ee Guutada 19-aad ee Kumaandooska Gorgor, aya...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo iska diiwaangeliyay doorashada hal qof iyo hal cod
Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, oo ah Madaxweynaha Soomaaliya isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga siyaasad...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo fursad muhiim ah hor dhigtay askarta ciidanka Jubbaland ee ku sugan gobola Gedo
Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo Shire Cabdullaahi Keynaan oo shir jaraa'id u qabtay W...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo Golaha Ammaanka ka caddeysay muhiimadda ilaalinta sharciga badda
Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Intii lagu jiray dood furan oo ku saabsan amniga badda oo ay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) qabta...
Warkii oo dhan »Shir u dhaxeeyay Dowladda iyo Mucaaradka oo xalay fashil kusoo dhamaaday
Talaado, Agoosto 12, 2025 (HOL) - Wadahadalladii u dhaxeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo madaxda mucaaradka ayaa habeenkii Isniinta burbu...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in dad loosoo xiray dil magaalada Garowe loogu geystay Darawal Mooto Bajaaj ah
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa bilaabay baaritaan ku saabsan dilka Khadar Cabdi Yuusuf Nuur, oo ahaa darawal ...
Warkii oo dhan »Safiirka Soomaaliya u fadhiya Malaysia oo sheegay in la qaaday tallaabooyin lagu horumarinayo iskaashiga waxbarashada ee labada dal
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Malaysia, Da...
Warkii oo dhan »