Wararka Maanta
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Malaysia oo sheegay in la qaaday tallaabooyin lagu horumarinayo iskaashiga waxbarashada ee labada dal
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Malaysia, Da...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay dagaalkii maanta ka dhacay duuleedka degmada Baladxaawo
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay khasaaraha ka ...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ku eedeeysay Dowladda Federaalka inay isku laynayso ciidan Soomaaliyeed oo iyadu mushaar siiso
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka inay isku dirayso ...
Warkii oo dhan »Labo Askari oo Horey uga Tirsanaa Xoogga Dalka oo Lagu Fuliyey Xukun Dil ah oo ay Horey u Ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Labo askari oo horey uga tirsanaa Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Guutada 14-ka Oktoobar, ayaa m...
Warkii oo dhan »Taliye Sare oo ka tirsan Booliska Jubaland oo Lagu Dilay dagaal Ka Dhacay Tuulo Amiin ee Gobolka Gedo
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Taliye sare oo ka tirsan booliska Jubaland ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhintay Dagaal culus oo aroornimadii maan...
Warkii oo dhan »Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda iyo kuwa Jubbaland oo dib uga qarxay gobolka Gedo
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in saakay aroornimadii hore uu markale dagaal xoogan ka dhe...
Warkii oo dhan »Puntland oo shacabkeeda uga digtay inay ku dhex dhuuntaan firxadka kooxda Daacish
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ayaa shacabka deegaanadiisa ugu baaqay inay ka feejignaadaan suurtagalnimada in fir...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidanka AUSSOM oo booqday Bariire kuna baaqay in la xoojiyo Dagaalka Al shabaab
Isniin, Agoosto 11, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka AUSSOM, Sareeye Guud Sam Kavuma, ayaa booqday magaalada istiraatiijiga ah ee Bariire, taas oo...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo caawa duqayn culus ka wada togga Baallade ee Calmiskaad
Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa caawa duqeyn xooggan ka wada togga Baallade ee Buuraha Cal Miskaad, halka...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Gaashaandhiga oo bogaadisay howlgal maanta lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab
Axad, Agoosto 10, 2025 (HOL) - Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa si weyn u bogaadisay howlgal maanta ciidanka xoog...
Warkii oo dhan »