Wararka Maanta
Mareykanka oo xaddidi kara maalgelinta hawlgallada nabad-ilaalinta Soomaaliya
Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalka Sare ee Mareykanka, Sen. Jim Risch, ayaa soo jeediyay in la xaddi...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Maraykanka oo sheegay in uu ka fiirsanayo arrinta aqoonsiga Somaliland
Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, oo ka jawaabay su’aal ku saabsanayd waxa uu ka yeelayo aqoonsiga Somalil...
Warkii oo dhan »Ciidamada Uganda ee AUSSOM oo Khasaare Kala Kulmay Qabsashada Magaalada Bariire
Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa khasaare weyn kala kulmay howlgalkii...
Warkii oo dhan »Shacabka Somaliland oo aad uga cadhooday shirkadaha isgaadhsiinta oo qaaliyeeyay adeegga internetka
Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Somaliland waxa ka bilaabmay kacdoon lagaga soo horjeedo shirkadaha isgaadhsiinta ee Telesom iyo Somtel kadib mar...
Warkii oo dhan »Xildhibaano Mooshin Kalsooni Kala-Noqosho ah ka Wada Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre
Sabti, Agoosto 9, 2025 (HOL) - Xildhibaan Cabdi Ladiif Muuse Nuur (Sanyare), oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Puntland oo Sagootiyey Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Mareykanka ee Bariga Afrika
Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u sagootiyey Taliyaha Hawlgalada Gaarka a...
Warkii oo dhan »Ciidanka Xoogga Dalka oo la Wareegay Magaalada Bariire kadib Dagaal Socday Todobaad
Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya Ciidamada Difaaca Uganda ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrik...
Warkii oo dhan »Israa'iil oo go'aan ku gaadhay in ay si buuxda ula wareegto magaalada Qasa
Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Xukuumadda Israa’iil ayaa ansixisay qorshe uu soo jeediyay Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, oo ah in ciid...
Warkii oo dhan »Daroogo dalka lasoo galinaayay oo lagu qabtay garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho
Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya oo kaashanaya hay’adaha amniga oo garoonka Aadan Cadde ee m...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha KMG ah ee Koonfurta Yemen iyo Safiirka Soomaaliya ee Yemen oo kawada hadlay xoojinta ammaanka badda Cas
Jimco, Agoosto 8, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Golaha Ku-meel-gaarka ah ee Koonfurta Yemen, ahna Madaxweyne ku xigeenka Golaha Hogaaminta Qaranka, ...
Warkii oo dhan »