Wararka Maanta

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta meel mariyay ku biirista Soomaaliya ee ururka EAC

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta meel mariyay ku biirista Soomaaliya ee ururka EAC

FEB 10, 2024

 Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay xubinimada Soomaaliya ee ururka Bulshada Bariga Afri...

Warkii oo dhan »
Howlgalka ATMIS oo shaaciyay inay Soomaaliya ka saareen 5,000 askari

Howlgalka ATMIS oo shaaciyay inay Soomaaliya ka saareen 5,000 askari

FEB 10, 2024

 Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS, ayaa shaaciyay inay Soomaaliya ka saareen 5,000 oo Askari, iyo ...

Warkii oo dhan »
Horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu qabtay gobolka Galgaduud

Horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu qabtay gobolka Galgaduud

FEB 10, 2024

 Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysan kusoo qabtay horjooge ka tirsan ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Culimada Soomaaliyeed kala hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Culimada Soomaaliyeed kala hadlay dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab

FEB 10, 2024

 Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xalay kulan gaar ah kula qaatay xarunta...

Warkii oo dhan »
Puntland oo xukunno kala duwan ku riday rag iyo dumar loo haysto inay qaraxyo u kala gudbinayeen Alshabaab

Puntland oo xukunno kala duwan ku riday rag iyo dumar loo haysto inay qaraxyo u kala gudbinayeen Alshabaab

FEB 10, 2024

 Sabti, February, 10, 2024 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland ee fadhigeedu yahay magaalada Boosaaso ayaa midkiiba 10 sano oo ...

Warkii oo dhan »
Faysal Cali Waraabe: Waxan la yaabanahay nimanka dhulkoodii aan xukumin ee Berbera inagu haysta

Faysal Cali Waraabe: Waxan la yaabanahay nimanka dhulkoodii aan xukumin ee Berbera inagu haysta

FEB 09, 2024

 Jimco, February, 9, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland ee UCID, ayaa sheegay in Itoobiya ay istimaasho Badda Cas, isla mark...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

FEB 09, 2024

 Jimco, February, 9, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in kooxo burcad ah oo u dhalatay dalkaas in Xalay muwaad...

Warkii oo dhan »
Dhacdo argagax leh oo ka dhacday degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho

Dhacdo argagax leh oo ka dhacday degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho

FEB 09, 2024

 Jimco, February, 9, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Xalay halkaasi ay ka dhacday dhacdo ...

Warkii oo dhan »
Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya oo shaacisay qiimaha lagu soo xajin doono sanadkaan

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Soomaaliya oo shaacisay qiimaha lagu soo xajin doono sanadkaan

FEB 09, 2024

 Jimco, February, 9, 2024 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo arrimaha Diinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday qiimaha sanadkaa...

Warkii oo dhan »
Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay horjoogayaal ajinabi ah oo ka tirsan Daacish

Booliiska Puntland oo gacanta ku dhigay horjoogayaal ajinabi ah oo ka tirsan Daacish

FEB 09, 2024

 Jimco, February, 9, 2024 (HOL) - Taliska qeybta ciidanka Booliiska maamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa sheegay iney gacanta kusoo dhigeen lab...

Warkii oo dhan »