Wararka Maanta
Maxkamadaha Islaamka oo ka hadlay is-rasaaseyn saakay ka dhacday Magaalada Muqdisho
Talaado, December 05, 2006(HOL):Waxaa saakay isku rasaaseeyay agagaarka Ex-koontarool Balcad Maleeshiyooyin xoog ku heysatay dhismaha Warshaddii cabit...
Warkii oo dhan »Ciidamada Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo si weyn ugu Jaha-wareersan hirgelinta go'aankii lagu mamnuucay ka ganacsiga Qaadka iyo cunistiisa
Isniin, December 04, 2006(HOL): Bil ka hor ayeey aheyd markii uu soo baxay Go'aanka lagu joojinayo ka ganacsiga iyo Cunista Qaadka gudaha gobalk...
Warkii oo dhan »Seminaar lagu baranayay Xalinta Khilaafaadka iyo dowlad wanaaga oo Muqdisho lagu qabtay
Isniin, December 04, 2006(HOL): Seminaarkan oo lagu baranayay xalinta khilaafaadka iyo dowlad wanaaga ayaa waxaa soo qaban qaabisay Xarunta Xuqu...
Warkii oo dhan »Wafdigii Maxkamadaha Islaamka ee Jabuuti aaday oo Muqdisho dib ugu soo laabtay
Isniin, December 04, 2006(HOL): Waxaa maanta dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho Wafdigii maxkamadaha Islaamka ee beryahan ku sugnaa Dalka Jabuuti, ...
Warkii oo dhan »Dad u adkeysan waayay Mamnuucidda Qaadka ee Muqdisho lagu soo rogay oo Baydhabo u qayilaad doonta
Isniin, December 04, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay halkaasi maalin walba gaaraan dad ka ca...
Warkii oo dhan »Banaanbax looga soo horjeeday faragelinta Itoobiya iyo Qaraarka Mareykanka uu ku doonayo in ciidamo loogu diro Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay
Isniin, December 04, 2006(HOL): Banaanbax aad u ballaaran oo uu soo qaban qaabiyay Golaha maxkamadaha Islaamka, Isla markaana looga soo horjeeda...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo baaris xooggan ku heysa Dad loo xir xiray Qaraxii Baydhabo ka dhacay
Axad, December 03, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dembi baarista Dowladda Federaalka...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo Mareykanka ku cambaareeyay qorshaha uu ku doonayo in ciidamo shisheeye loogu diro
Axad, December 03, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka oo xalay shir jaraa'id ku qabtay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa ka soo horjeestay ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Cadde Muuse oo difaaca Puntland kala shiray Ganacsatada Puntland
Axad, December 03, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa ganacsatada ka soo jeeda deegaanada Puntland kulan k...
Warkii oo dhan »Waa sidee xaaladda Degmada Diinsoor kadib la wareegiddii shalay ee Maxkamadaha Islaamka?
Axad, December 03, 2006(HOL): Degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa la soo sheegayaa in ay dadka degan muujinayaan cabsi ay ka qabaan in uu halkaas dag...
Warkii oo dhan »