Wararka Maanta
Hay'adda SAACID oo ka qeybqaadaneysa soo celinta bilicda Magaalada Muqdisho
Jimco, August 25, 2006(HOL): Waxaa ugu dambeyntii la qaaday qashinkii dhoobnaa magaalada Muqdisho in ka badan toban iyo shan sanadood oo bulshada u ke...
Warkii oo dhan »Ciidamada Maxkamadaha Islaamka oo la wareegay fariisin Muqdisho ku yaala oo ay deganaayeen Ciidmadii hore ee Mileteriga Soomaaliya
Jimco, August 25, 2006(HOL): Ciidamo ka amar qaata Maxkamadda Islaama Al-Hudaa oo hoos tagta Golaha Maxkamadda Islaamka ayaa xalay la wareegay Xarunti...
Warkii oo dhan »Cabdi Qeybdiid oo sheegay in uu ajnabi argagixiso ah kula dagaalamayo gobollada dhexe ee Soomaaliya
Cabdi Qeybdiid oo u waramayay Idaacadda Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa intaas ku daray in ciidamo Ajnabi ah oo Oromo iyo Eritrean isugu jira ay k...
Warkii oo dhan »Maxkamadaha Islaamka oo ku baaqay in xabad lagu bilaabo Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan gudaha Soomaaliya
Jimco, August 25, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa maanta ugu baaqay dadka degan deegaana...
Warkii oo dhan »SHIIKH SHARIIF SHIIKH AXMED: "Amniga sugiddiisa annaga ayaa ballanqaadeyna, mana aqbaleyno in naloogu soo gambado amni ayaan sugeynaa"
Khamiis, August 24, 2006(HOL): Guddoomiyaha Guddiga fulinta Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa shaaca ka qaaday in Shacabka Soomaal...
Warkii oo dhan »Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo salaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka
Khamiis, August 24, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliye...
Warkii oo dhan »Beesha Garre oo Maxkamad Islaami ah ka furatay Magaalada Muqdisho, kuna biirtay Golaha Maxkamadaha Islaamka Soomaaliyeed
Khamiis, August 24, 2006(HOL): Maxkamaddan oo lagu magacaabo Nuurul-Islaam oo ay dhisatay Beesha Garre oo ka tirsan beelaha Soomaaliyeed ayaa maanta l...
Warkii oo dhan »Boqolaal Dadweyne ah oo banaanbax ka dhan ah dib u furista Dekedda Muqdisho ka sameeyay Ceel Macaan
Khamiis, August 24, 2006(HOL): Dadweyne aad u faro badan oo ka soo horjeeday dib u furista Dekedda weyn ee Muqdisho ayaa maanta waxay banaanbax ka dhi...
Warkii oo dhan »Webiga Shabeelle oo ku fatahay deegaano aad ugu dhow magaalada Jowhar
Arbaco, August 23, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Jowhar ee gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in uu maanta meel 1km u jirta magaal...
Warkii oo dhan »Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Magaalada Xudur u tegay dhismaha Maamul uu yeesho Gobolka Bakool
Arbaco, August 23, 2006(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta magaalada Xu...
Warkii oo dhan »