5/2/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 23, 2020
Axmed Madoobe oo heshiis buuxa la gaaray golaha isbedeldoonka Jubbaland


Khamiis, Abril 23, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa heshiis buuxa la gaaray golaha isbahaysiga isbedeldoonka Jubbaland oo ay ku midaysan yihiin murashixiinta ka hor yimid doorashadii sanadkii hore lagu doortay.

Heshiiiska la gaaray, waxaa kamid ah, in madaxweyne Axmed Madoobe uu soo dhiso xukuumad ah wadaag ah oo ay qeyb ka yihiin golaha isbedeldoonka iyo in uusan doorashada dambe usoo tartami karin sida uu dhigayo dastuurka Jubbaland.

Halkaan hoose ka akhriso heshiiska.

 




Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online