5/2/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Apr 23, 2020
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi kaariye oo ku dhawaaqay Golihiisa wasiirrada
 

Khamiis, Abril 23, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi kaariye Qoorqoor ayaa goor dhowayd magaalada Dhuusomareenb kaga dhawaaqay liiska Golihiisa wasiirrada oo ka kooban 23 xubnood.

Golaha wasiiradda waxaa ka dhex muuqda xildhibaanada katirsan barlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Galmudug, sida Axmed Macalin Fiqi oo loo magacaabay wasiirka amniga iyo Saabir Shuuriye Nuur oo loo magacaabay wasiirka dekedaha iyo kalluumaysiga.

Halkaan hoose  akhriso liiska magacyada golaha wasiiradda Galmudug.



Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online