Wararka Maanta
Taliyihii Ururka 2aad ee Kumaandooska PMPF ee Puntland oo lagu dilay Qarax Ka dhacay Calmiskaad
Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) - Taliyihii ururka 2aad ee Kumaandooska Ciidanka PMPF, Kabtan Maxamuud Jaamac Leexo, iyo sarkaal kale oo la oran ...
Warkii oo dhan »Guddoomiye Muungaab oo sheegay in waddooyin laga bixin doono Suuqii gubtay ee Suuq Bacaad
Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta kormeer ku tagay Suuqii basbeelay e...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 100 ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Shabeellaha Hoose
Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgalo khasaare xoogan lagu gaarsiiyay ...
Warkii oo dhan »Warbixin: Ganacsato badan oo ku hanti beeshay Dab xoogan oo ka kacay Suuq Bacaad
Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) - Ganacsade Ibrahim Muse, oo ka mid ah dadka suuq Bacaad ku ganacsada, ayaa sheegay in saddex dukaan, oo mid ka m...
Warkii oo dhan »Kooxda Al-shabaab oo la wareegtay deegaan ka tirsan ee gobolka Hiiraan
Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Goobo oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa she...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo qorshaynaysa soo saarista lacag cusub oo Shilin Soomaali ah
Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) - Bankiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in Dowladda Federaalka ay qorshaynayso inay soo saarto lacag cusub ...
Warkii oo dhan »Starlink Oo Si Rasmi Ah U Bilawday Adeegga Internetka ee Soomaaliya
Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) - Shirkadda tiknoolajiyadda ee Starlink, oo uu leeyahay maalqabeenka caanka ah Elon Musk, ayaa si rasmi ah u shaa...
Warkii oo dhan »Ciidamada Jabuuti ee kusugan Jalalaqsi oo loogu baaqay inay ka feejignaadaan Kooxda Al shabaab
Talaado, Agoosto 5, 2025 (HOL) - Taliyaha Qeybta 4-aad ee AUSSOM, Kornayl Cabdiraxmaan Rayaale, ayaa kormeer ku tegay ciidamada Jabuuti ee ku su...
Warkii oo dhan »Puntland oo Dowladda Turkiga ku wareejisay markabkii hubka siday ee lagu qabtay xeebaheeda
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta Boosaaso ku qaabilay wafdi sare oo...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jubaland oo Kulan La Qaatay Ergayga Gaarka ah ee Midowga Afrika
Isniin, Agoosto 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabil...
Warkii oo dhan »