Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya oo Lagu Eedeeyay iibinta Xarumo Caafimaad iyo kuwo Dhaxal Taariikhi ah

Dowladda Soomaaliya oo Lagu Eedeeyay iibinta Xarumo Caafimaad iyo kuwo Dhaxal Taariikhi ah

AUG 03, 2025

 Axad, Agoosto 3, 2025 (HOL) - Shacabka Soomaaliyeed iyo qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ayaa si kulul u dhaliilay tallaabooyinka Dowl...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo si adag uga soo horjeesatay maamulka Waqooyi Bari ee lagaga dhawaaqay Laascaanood

Somaliland oo si adag uga soo horjeesatay maamulka Waqooyi Bari ee lagaga dhawaaqay Laascaanood

AUG 02, 2025

 Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa sharci darro ku tilmaantay maamulka Waqooyi Bari ee dhawaan lagaga dhawaaqay magaalada...

Warkii oo dhan »
Xukun Toogasho ah oo lagu riday Askari ka tirsan Haramcad oo si bareer ah u dilay muwaadin muruqmaal ahaa

Xukun Toogasho ah oo lagu riday Askari ka tirsan Haramcad oo si bareer ah u dilay muwaadin muruqmaal ahaa

AUG 02, 2025

 Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta ku xukuntay dil toogasho ah Ex-Dable Boolis Bak...

Warkii oo dhan »
Duqa Muqdisho oo sheegay in dhowaan ay furi doonaan waddooyinka xiran ee Caasimadda

Duqa Muqdisho oo sheegay in dhowaan ay furi doonaan waddooyinka xiran ee Caasimadda

AUG 02, 2025

 Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa sheegay in maam...

Warkii oo dhan »
Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Hiiraan

AUG 02, 2025

 Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay ho...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo soo bandhigtay ciidan loo diyaariyay dib u xureynta degmada Aadan Yabaal

Dowladda Fedaraalka oo soo bandhigtay ciidan loo diyaariyay dib u xureynta degmada Aadan Yabaal

AUG 02, 2025

 Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa wada abaabulka qorshe culus oo ay ku dooneyso iney markale dib kula wareegto ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo si adag uga hortimid maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

Puntland oo si adag uga hortimid maamulka Waqooyi Bari ee Soomaaliya

AUG 02, 2025

 Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Puntland ayaa si adag uga hortimid maamulka cusub ee Waqooyi Bari Soomaaliya, oo ay ku midaysan yihiin gobollada ...

Warkii oo dhan »
Qoysaskii ka barakacay dagaaladii ka dhacay Baladxaawo oo dib ugu laabanaya guryahooda

Qoysaskii ka barakacay dagaaladii ka dhacay Baladxaawo oo dib ugu laabanaya guryahooda

AUG 02, 2025

 Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo oo labadii maalin ee lasoo dhaafay xaaladeedu daganeyd ayaa waxaa dib ugu so...

Warkii oo dhan »
Safiir Riley iyo Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u Qaabilsan Soomaaliya oo kawada hadlay Dagaalka Al Shabaab

Safiir Riley iyo Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Midowga Afrika u Qaabilsan Soomaaliya oo kawada hadlay Dagaalka Al Shabaab

AUG 02, 2025

 Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Danjire Riley, ayaa ku qaabilay xarunta safaaradda El Hadji Ibrahima Diene, oo...

Warkii oo dhan »
Koongareeska Maraykanka oo amray in Maraykanku xidhiidh rasmi ah la yeesho Somaliland

Koongareeska Maraykanka oo amray in Maraykanku xidhiidh rasmi ah la yeesho Somaliland

AUG 02, 2025

 Sabti, Agoosto 2, 2025 (HOL) - Koongareeska Maraykanka ayaa Dowladda Maraykanka ku amray inay soo diyaariso qorshe lagu sameynayo xidhiidh rasmi...

Warkii oo dhan »