Wararka Maanta
Wasiir Cali Xoosh: Dhameystirka Dowlad Goboleedka SSC-Khaatumo waa himilo shacab, ma ahan arrin kooxeed ama mid siyaasadeed
Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya, Cali Yuusuf Xoosh, ayaa sheegay in dib u dhiska Dowlad Goboleedka cu...
Warkii oo dhan »Wasiirka Amniga Gudaha oo Kulan la Qaatay Wafdi ka socday Hay'adda INTERPOL
Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) - Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa m...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Hirshabelle ka Daah-furay Ololaha Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha
Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta si rasmi ah uga daah-furay olo...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo $5 Milyan ah oo abaalmarin ah ku raadinaya Abdikadir Mohamed Abdikadir (Ikrima) oo ka dambeeyey weerarkii Kampala
Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) - Barnaamijka Abaalmarinta Caddaaladda ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa shaaciyay inuu bixinayo abaalm...
Warkii oo dhan »Ciidanka NISA oo Howlgal gaar ah ka fuliyay tuulada Buulo-xoog ee Gobolka Hiiraan
Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) - Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa xalay fuliyay howlgal qorsheysan oo lagu barti...
Warkii oo dhan »Shirweynaha dhamaystirka dhismaha SSC Khaatumo oo la filayo inuu goordhaw ka furmo Laascaanood
Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) - Waxaa maanta oo Axad ah lagu wadaa inuu si rasmi ah uga furmo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool shirwe...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni: Puntland ma ahan mashruuc kasoo horjeeda dowladnimada Soomaaliya
Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kasoo horjeestay aragtida ku saabsan in Puntland ay tahay mashruuc ...
Warkii oo dhan »Taliyaha Cusub ee Ciidanka Difaaca Kenya oo Booqday Ciidamada Kenya ee kusugan Soomaaliya
Axad, Luulyo 13, 2025 (HOL) - Taliyaha cusub ee Ciidanka Difaaca Kenya (KDF), Sarreeye Guuto David Keter, ayaa booqasho rasmi ah ku tagay ciidamada Ke...
Warkii oo dhan »Guddiga shirweynaha dhameystirka SSC Khaatumo oo caawa shaaciyay in shirku si rasmi ah u furmi doono Berri
Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) - Guddiga qaban-qaabada shirweynaha dhameystirka maamulka SSC ayaa caawa ku dhawaaqay in shirku si rasmi ah u furmi doono...
Warkii oo dhan »Qof shacab ah oo u dhintay dawo qaldan oo laga siiyay xarun caafimaad oo ku taalla magaalada Hargeysa
Sabti, Luulyo 12, 2025 (HOL) - Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxaa ku dhintay qof shacab ah oo qabay xanuunka macaanka, kadib mark...
Warkii oo dhan »