Wararka Maanta

Dowladda UK oo Soo Saartay warbixin cusub oo ku saabsan socdaalka Soomaaliya

Dowladda UK oo Soo Saartay warbixin cusub oo ku saabsan socdaalka Soomaaliya

NOV 13, 2025

 Khamiis, November 13, 2025 (HOL) - Dowladda Boqortooyada Ingiriiska (UK) ayaa soo saartay warbixin cusub oo ku saabsan socdaalka Soomaaliya, ta...

Warkii oo dhan »
Madaxweynahii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

Madaxweynahii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Muqdisho dib ugu soo laabtay

NOV 13, 2025

Khamiis, November 13, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dowlada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laa...

Warkii oo dhan »
Ciidanka Badda Yurub iyo Hindiya oo gacanta ku dhigay doon kalluumeysi oo burcad-badeed u adeegsadeen weerarro ka dhacay xeebaha Soomaaliya

Ciidanka Badda Yurub iyo Hindiya oo gacanta ku dhigay doon kalluumeysi oo burcad-badeed u adeegsadeen weerarro ka dhacay xeebaha Soomaaliya

NOV 13, 2025

Khamiis, November 13, 2025 (HOL) - Ciidanka badda ee Midowga Yurub ayaa Arbacadii sheegay in ay si wadajir ah ula shaqeeyeen ciidamada badda Hindiya, ...

Warkii oo dhan »
Booliiska gobolka Banaadir oo ka shiray amniga doorashada goleyaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir

Booliiska gobolka Banaadir oo ka shiray amniga doorashada goleyaasha deegaanka degmooyinka gobolka Banaadir

NOV 13, 2025

Khamiis, November 13, 2025 (HOL) - Taliyaha qeybta guud ee ciidanka Booliska gobolka Banaadir Mahdi Cumar Muumin  ayaa guddoomiyay shirka toddoba...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Faahfaahino kasoo baxaya ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

NOV 13, 2025

Khamiis, November 13, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil galinkii dambe ee Shalay loogu geystay Muwaadin Soomaaliyeed deegaanka Kraa...

Warkii oo dhan »
Xafiiska amniga qaranka oo qabtay shir ku saabsan maaraynta hubka iyo rasaasta

Xafiiska amniga qaranka oo qabtay shir ku saabsan maaraynta hubka iyo rasaasta

NOV 12, 2025

Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay lagu falanqeeyay iskuduwidda iyo maaraynta hubka iy...

Warkii oo dhan »
Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka ka taagan maamulka hawada

Somaliland oo wakiillada beesha caalamka kala hadashay khilaafka ka taagan maamulka hawada

NOV 12, 2025

Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa iskugu yeedhay wakiillada beesha caalamka ee ku sugan Hargeysa, iyada oo u gudbisay mowqi...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo bilaawday kulamo xal loogu raadinaayo colaada ka taagan Shabeellaha Hoose

Dowladda Fedaraalka oo bilaawday kulamo xal loogu raadinaayo colaada ka taagan Shabeellaha Hoose

NOV 12, 2025

Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Cali Yuusuf Cali Xoosh a...

Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in qeybinta kaararka codbixinta ee Muqdisho ay bilaabanayso toddobaadka soo socda

Guddiga Doorashooyinka oo sheegay in qeybinta kaararka codbixinta ee Muqdisho ay bilaabanayso toddobaadka soo socda

NOV 12, 2025

Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa ku dhawaaqay in qeybinta kaararka codbixinta ee dadka deggan gobolka Banaadir ay...

Warkii oo dhan »
Madaale oo si kulul uga horyimid magacaabista Muungaab ee musharaxa xisbiga JSP ee duqa Muqdisho

Madaale oo si kulul uga horyimid magacaabista Muungaab ee musharaxa xisbiga JSP ee duqa Muqdisho

NOV 12, 2025

Arbaco, November 12, 2025 (HOL) - Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa si cad uga horyimid magacaabista duqa...

Warkii oo dhan »