Wararka Maanta
Ra'iisul wasaare Xamse oo safar taariikhi ah ku tagay magaalada Laascaanood, iyadoo si weyn loo soo dhaweeyay
Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi ...
Warkii oo dhan »Agaasimahii guud ee Warbaahinta Shabelle iyo ku xigeenkiisa oo goordhaw lagu xiray Muqdisho
Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow xiray Agaasimaha guud ee Shaba...
Warkii oo dhan »Qaban qaabadii ugu dambeeysay ee soo dhaweynta Raysal Wasaare Xamse oo ka socota Laascaanood
Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Waxaa Saakay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool si weyn looga dareemaya u diyaar garowgii ugu dambeey e...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Ukraine oo ku heshiiyay in dib loosoo celiyo xiriirkoodii diblumaasiyadeed
Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Soomaaliya iyo Ukraine ayaa si rasmi ah ugu heshiiyey in dib loo soo celiyo xiriirkii diblumaasiyadeed, kadib kula...
Warkii oo dhan »Wasiirka arrimaha dibadda Masar oo fariin uu kasiday madaxweynihiisa gaarsiiyay Madaxweynaha Soomaaliya
Sabti, April 12, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka dalka Masar Dr. Badr Abdel Aty ayaa fariin uu kasiday Madaxweynihiisa Cabd...
Warkii oo dhan »Cali Balcad: Xiriirka Soomaaliya iyo Itoobiya waa mid wanaagsan oo sal adag leh
Jimco, April 11, 2025 (HOL) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cali Ma...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ku hanjabtay inay tallaabo qaadi doonto haddii aan la joojin safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ee Laascaanood
Jimco, April 11, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland ayaa mar kale si adag u cambaaraysay safarka Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Ba...
Warkii oo dhan »Qarax miino oo shacab waxyeelo kasoo gaartay oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Dhexe
Jimco, April 11, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in gaari nooca dadweynaha ay raacaan ah ay miino kula ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo casumaad u diray madaxda Dowlad Goboleedyada si ay uga soo qeyb galaan Shirka Madasha Qaran
Jimco, April 11, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku casuumay madaxda Dowlad Goboleedyada dalka inay kasoo qeyb g...
Warkii oo dhan »Wasiirka Warfaafinta Jubbaland: Jubbaland lagama hago Villa Somalia. Iyadaa masiirkeeda ka talisa
Jimco, April 11, 2025 (HOL) - Maamulka Jubbaland ayaa muujiyay shaki iyo mugdi ku saabsan ka qeybgalka gogosha siyaasadeed ee uu fidiyay Madaxwe...
Warkii oo dhan »