Wararka Maanta
Maalinta koowaad ee Ciida Soonfureed oo loo dabaal degayo iyo Magaalooyin ka tirsan Soomaaliya oo laga Sooman yahay
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Waxaa maanta inta badan laga Ciidayaa dunida Muslimka ah maalinta koowaad ee Ciidul fitriga kadib markii xalay lag...
Warkii oo dhan »Raysal Wasaare Xamse oo Maanta Salaadda Ciida kula Tukaday deegaanka Nambar 50 Shacab iyo Ciidan
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi B...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo sheegay in askarigii furimaha dagaalka kasoo baxa la toogan doono
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeya Gaas Mahad Cabdiraxmaan Aadam ayaa sheegay in la xisaabtan dhab ah...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo sheegay in Soomaaliya ayna heshiis ku geli karin Dekedda Berbera
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Soomaaliya ayna ka talin Berbera, isla ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh oo gogol u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka ka aragtida duwan
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gogol u fidiyay siyaasiyiinta iyo dadka ar...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in Puntland ay ku lug leedahay budhcad-badeedda iyo kooxaha xagjirka ah
Axad, Maarso 30, 2025 (HOL) - Xukuumadda Somaliland, oo iska difaacday eeddo ay Puntland ku sheegtay in uu xidhiidh ka dhexeeyo kooxaha xagjirka...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay maalinta berito tahay maalin ciid ah
Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa caawa ku dhawaaqday in maalinta Berri ah ay tahay maalinta koowaad ee Bisha Shawaal ee c...
Warkii oo dhan »Dowladda Sacuudiga oo shaacisay in la arkay Bisha Soonfur
Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Maxkamadda sare ee Sacuudiga ayaa si rasmi ah waxa ay u shaacisay in maalinta berrito oo ay taariikhda ku beegan ...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo ogaatay magaca hoggaamiyaha kooxda Daacish
Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Warbixin ay soo saartay kooxda kormeerka cunaqabateynta ee Qaramada Midoobay, ayaa daaha ka qaaday in ay jirto ka...
Warkii oo dhan »Madaxtooyada Soomaaliya oo sannadkii 8aad ciidsiin u sameeyneesa Agoonta Wariyeyaashii la dilay
Sabti, Maarso 29, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa kafaalad qaaday ciid siinta 111 Caruur agoon ah oo ay ifka kaga tageen ...
Warkii oo dhan »