Wararka Maanta
Guddiga doorashooyinka Qaranka oo mudo kordhin u sameeyay diiwaan galinta Ururada dalka
Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Soomaaliya Cabdikariin Axmed Xasan oo maanta shir jaraa'id ku qabtay...
Warkii oo dhan »Kooxo hubaysan oo weerartay saldhigga dhexe magaalada Boosaaso
Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Maleyshiyaad hubaysan oo u abaabulnaa hab beeleed ayaa weerar ku qaadday saldhigga dhexe ee magaalada Boos...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya duqeymo culus oo kooxda Daacish lagu eegtay Toga Miiraale ee gobolka Bari
Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya duqeyn culus oo Xalay lala eegtay maleeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish oo k...
Warkii oo dhan »Puntland oo xabsiga dhigtay weriye qaatay kaarka aqoonsiga qaranka ee dowladda Federaalka.
Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Ciidamada amniga Puntland ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku xiray weriyaha madax-bannaan oo lagu magacaabo ...
Warkii oo dhan »Al shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Degmada Masaajid Cali Guduud
Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Gobolka Shabeellaha Dhexe gaar ahaan Degmada Masaajid Cali Guduud ayaa sheegaya in Al shaaba...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Dalka Masar oo sheegay in Dowladda Soomaaliya ku garab taagan yihiin dagaalka ka dhanka ah Argagixisada
Arbaco, Maarso 26, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Masar Abdel Fattah El-Sisi ayaa xaqiijiyay in Masar ay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada d...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo dib ugu laabtay Gobolka Shabeellaha Dhexe si uu u xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab
Talaado, Maarso 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maalmahaan kusugnaa Caasimadda Muqdisho ayaa maanta dib ugu la...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Xukun dil ah ku riday Askari u gacan qaaday Walaashiis soo korisay ka dibna dilay Taliye koox
Talaado, Maarso 25, 2025 (HOL) - Garsoorka Maxkamadda Darajada Koowaad Ee Ciidamadda ayaa maanta xukun dil ah ku riday Xuseen Xasan Maxamuud Mac...
Warkii oo dhan »Ilhaan Cumar oo ka jawaabtay olole la doonayo in Maraykanka lagaga masaafuriyo
Talaado, Maarso 25, 2025 (HOL) - Xildhibaan Ilhaan Cumar, oo ka tirsan Koongaraska Maraykanka, ayaa sharci-darro ku tilmaantay olole ay wadaan q...
Warkii oo dhan »Nin Shabaab kasoo goostay oo sheegay in Buuhoodle ay ku nool yihiin Shabaab lagusoo tababaray Jilib
Talaado, Maarso 25, 2025 (HOL) - Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Puntland ayaa maanta dheygastay dacwadda rag ku eedeysan Daaci...
Warkii oo dhan »