Wararka Maanta
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo hortagay Guddiga Baarlamaanka kadib dhacdadii haweeneydii ku dhashay iridda Isbitaalka Banaadir
Axad, November 9, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Soomaaliya, Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa hortaga...
Warkii oo dhan »Horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay howgalo ka dhacay gobolada Baay iyo Bakool
Axad, November 9, 2025 (HOL) - Ciidamada dowlada Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgalo qorsheysan oo lagu dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u tartamayo muddo-xileedkiisii lixaad
Axad, November 9, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu mar kale u tartamayo doorashada madaxti...
Warkii oo dhan »Koonfur Galbeed oo cambaareysay falkii argagaxa lahaa ee ka dhacay deegaanka Daduumay ee duleedka Wanlaweyn
Axad, November 9, 2025 (HOL) - Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay weerarkii foosha xumaa ee ka dhacay deegaan...
Warkii oo dhan »Sweden oo ciidamo kooban usoo dirtay Soomaaliya si ay u caawiyaan ciidanka xoogga dalka
Axad, November 9, 2025 (HOL) - Dowladda Sweden ayaa dhowaan koox yar oo ciidan ah u dirtay Soomaaliya si ay u taageeraan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaal...
Warkii oo dhan »Maamulka Degmada Kaaraan oo gacanta kusoo dhigay rag keydinayay maandooriye
Axad, November 9, 2025 (HOL) - Maamulka Degmada Kaaraan oo kaashanaya Ciidanka Amniga ee Police Militario ee Degmada Kaaraan ayaa waxa ay howlgal qors...
Warkii oo dhan »Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose oo ku hanjabay ineysan gabaad heli doonin kooxahii sida arxan darada aheyd u dilay ninka odayga
Axad, November 9, 2025 (HOL) - Gudoomiyaha gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Ibraahim Aadan Cali (Najax) ayaa si adag u...
Warkii oo dhan »Nin dhimirka ka xanuunsanaa oo maanta aano qabiil darteed loogu dilay degmada Wanlaweyn
Sabti, November 8, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in maanta duuleedka degmadaasi s...
Warkii oo dhan »Puntland oo qeylo-dhaan kaasoo saartay abaar ba’an oo ku dhufatay deegaanadeeda
Sabti, November 8, 2025 (HOL) - Puntland ayaa maanta soo saartay qeylo-dhaan degdeg ah oo ku saabsan abaarta ba’an ee ka jirta deegaanadeeda, ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu wado inuu Safar Rasmi ah ku Tego Algeria
Sabti, November 8, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa toddobaadkan ku wajahan dalka Algeria, halkaas oo ay uga bi...
Warkii oo dhan »