Wararka Maanta
Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed oo Madaxweynaha ugu baaqay inuu dib u dhigo doorashada Gobolka Banaadir
Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Golaha Isbahaysiga Dimuquraadiga Soomaaliyeed (SDA), oo ay ku mideysan yihiin 23 urur siyaasadeed oo ay horkaca...
Warkii oo dhan »Puntland oo si iskeed ah u qaadday nidaam dal-ku-gal gaar ah (VISO)
Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Puntland ayaa si iskeed ah u hirgeliyay nidaam dal-ku-gal, kaas oo dadka socdaalka ku taga gobolka looga qaadayo $60....
Warkii oo dhan »Muslimkii ugu horeeyay oo Loo doortay inuu noqdo Duqa Magaalada New York
Arbaco, November 5, 2025 (HOL) - Zohran Mamdani oo ah nin asal ahaan kasoo jeeda dalka Hindiya, islamarkaana kusoo barbaaray dalka Uganda ayaa ugu dam...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo UK oo bilaabay ajende caalami ah oo lagu ballaarinayo barnaamijyada ilaalinta bulshada
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Ingiriiska ayaa si wadajir ah u daah-furay ajende caalami ah o...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo maanta albaabada isugu dhuftay goob haweenka ilmaha looga soo rido
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta albaabada isugu soo dhuftay goob haweenka qaada Uurka sharci darada ah il...
Warkii oo dhan »Shil baabuur oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shil naxdin leh oo maanta ka dhacay magaalada gudaha magaalada Muqdisho, k...
Warkii oo dhan »Qaar kamid ah askarta naafada ee ciidamada Somaliland oo ka cabanaya mushaar la’aan
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Askar ka tirsan ciidamada naafada ee hawlgabka ah ee Somaliland ayaa saaka xidhay waddada gasha Wasaaradda Gaa...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Shirka Hab-maamulka Internet-ka Soomaaliya
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay Shirka Madasha ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleema saarka Madaxweyne Samia Suluhu Xasan
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Dodoma ee dalka Tanzania kaga...
Warkii oo dhan »Omar Fateh oo u tartamaya inuu noqdo Soomaaligii ugu horreeyay ee duq ka noqdo Minneapolis
Talaado, November 4, 2025 (HOL) - Dadka magaalada Minneapolis ayaa dooranaya duqa magaalada, taas oo laga yaabo in Omar Fateh oo ah senatar Soom...
Warkii oo dhan »