Wararka Maanta
Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo xilka qaadis ku sameeyay Taliyahii Kumaandooska Danab ee deegaanada Jubbaland
Talaado, December, 10, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa xilka qaadis ku sameeyay taliyahii Ururka 162-aad ee ciidank...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi: Dhaqdhaqaaqyada ciidan ee Itoobiya ay ka waddo Jubbaland waxa ay carqaladaynayaan wada-xaajoodyadii Ankara
Talaado, December, 10, 2024 (HOL) - Wasaaradda arrimaha dibadda ee Soomaaliya ayaa walaac weyn ka muujisay in dowladda Itoobiya ay hub sharci da...
Warkii oo dhan »Canfarta oo magdhow ka bixisay Soomaali horey loogu laayay degaanka Canfarta ee dalka Itoobiya
Talaado, December, 10, 2024 (HOL) - Wararka aanu ka helayno Dowlad Degaanka Soomaalida ayaa sheegay...
Warkii oo dhan »Taliyaha Booliska Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka oo kawada hadlay sidii Booliska ula wareegi lahaayen goobihii laga saaray Al-shabaab
Talaado, December, 10, 2024 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya iyo Safiirka Dowlada Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya ayaa kawada had...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Ku Hoggaaminaysa Afrika Daganaanshaha Siyaasadeed iyo Amniga – Crisis Group
Talaado, December, 10, 2024 (HOL) - Hay’adda Caalamiga ah ee Xasaradaha Adduunka (Crisis Group) ayaa Somaliland u aqoonsatay meesha kaliya ee ...
Warkii oo dhan »Baydhabo: Codka dhallinyarada iyo hindise-sharciyeedka ka hortagga leexinta gargaarka
Isniin, December, 9, 2024 (HOL) - Shir heer sare ah oo ka dhacay Baydhabo intii u dhaxeysay 5 ilaa 9 bishan Diseembar oo looga hadlayay ansixinta hind...
Warkii oo dhan »Maamulka SSC Khaatumo oo cabasho weyn ka muujiyay faragalinta Puntland
Isniin, December, 9, 2024 (HOL) - Maamulka SSC-Khaatumo ayaa si kulul u cambaareeyay faragelin sharci darro ah oo ay sheegeen inay Puntland ku h...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Markii Ugu Horraysay Yeelanaysa Xeer Warbaahineed oo Rasmi ah
Isniin, December, 9, 2024 (HOL) - Waxa maanta Golaha Wakiilada Somaliland la horgeeyay xeer saxaafadeed oo lagu dhaqi doono warbaahinta Somalila...
Warkii oo dhan »15 jirada Ciyaartoyda Soomaaliya oo maanta u safray dalka Uganda
Isniin, December, 9, 2024 (HOL) - Waxaa maanta garoonka diyaarada Aadan Cadde ee magaal...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo dalka kusoo celisay dhallinyaro tahriibayaal ah oo ku xirnaa Suudaan
Isniin, December, 9, 2024 (HOL) - Wasiirka arrimaha dibbada Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa garoonka diyaaradaha Muqdisho kusoo dhoweeyay dh...
Warkii oo dhan »