Wararka Maanta
Turkiga iyo Masar oo ka wada hadlay ammaanka iyo xasilloonida gobolka Geeska
Khamiis, October, 14, 2024 (HOL) - Turkiga iyo Masar ayaa yeeshay laba wareeg oo wada-hadallo ah oo ku saabsan Afrika iyo Liibiya.Wasaaradda arr...
Warkii oo dhan »Maareeyahii ku meel gaarka ahaa ee Hay'adda dhowrista Xogta oo shaqo ka joojin lagu sameeyay
Arbaco, October, 13, 2024 (HOL) - Wareegto kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknoolajiyada Xukuumaada Fedaraalka Soomaa...
Warkii oo dhan »NISA oo Muqdisho kusoo bandhigtay laba nin oo ku eedeysan dilal loo geystay ragg ganacsato ahaa
Arbaco, October, 13, 2024 (HOL) - Taliska hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigay laba nin oo ...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo beenisay inay xirtay qaar kamid ah baraha bulshada dadka aan ku fikirka ahayn
Arbaco, November, 13, 2024 (HOL) - Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Warfaafinta ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Sheikh Yuusuf Al Cadaala ayaa ...
Warkii oo dhan »Puntland: Dowladda Federaalka waxay adeegsanaysaa burcad internet si ay u aamusiso masuuliyiinta iyo shacabka ka soo horjeeda
Arbaco, November, 13, 2024 (HOL) - Wasaaradda Warfaafinta Puntland ayaa si kulul u cambaareysay wax ay ku tilmaantay Hab-dhaqanka kali-taliska a...
Warkii oo dhan »Xisbiga Himilo Qaran oo cambaareeyay dhibaato la sheegay in Dhalinyaro KGS kala kulmeen laamaha amaanka
Arbaco, November, 13, 2024 (HOL) - Xisbiga Himilo Qaran ayaa si kulul u cambaareeyay falkii ay xalay laamaha amaanka federaalka Soomaaliya ay ku...
Warkii oo dhan »Musharixiinta Madaxweynaha Somaliland oo Codkooda Dhiibtay Bulshadana Fariimo u Diray
Arbaco, October, 13, 2024 (HOL) - Musharixiinta Doorashada Madaxtooyada Somaliland ayaa bulshada ugu baaqay in ay nabad ku codeeyaan, isla markaana la...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya qarax khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay magaalada Muqdisho
Arbaco, November, 13, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Xalay ka dhacay...
Warkii oo dhan »Malaayiin Qof oo Saaka u Dareeray Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Ururada ee Somaliland
Arbaco, November, 13, 2024 (HOL) - In ka badan 1 milyan oo qof ayaa saaka u dareeray doorashooyinka madaxtooyada iyo ururada ee Somaliland, kadi...
Warkii oo dhan »Walaaca laga qabo kororka ciidamada Ethiopia ee ku sugan Soomaaliya oo sii kordhaya
Arbaco, November, 13, 2024 (HOL) - Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Soomaaliya ayaa gaaraya ku dhawaad 10,000 oo askari, iyadoo 3 meelood meel kal...
Warkii oo dhan »