Wararka Maanta
Ku dhawaad 10 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaal ka dhacay gobolka Galgaduud
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo maanta ka dhacay deegaano ku yaala bariga gobolka Galgad...
Warkii oo dhan »Booliiska Somaliland oo warbixin kasoo saaray danbiyada dhacay sannadkan 2024
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa sheegay in 28,418 danbi ay ka dhaceen guud ahaan Somaliland sannadkan 2024.Taliyaha...
Warkii oo dhan »Puntland oo wadatashi ugu yeertay xildhibaanada ku matala labada aqal ee baarlamaanka
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa wadatashi ugu yeeray xildhibaanada labada aqal ee baarlamaanka Soomaaliya, kuwaas oo l...
Warkii oo dhan »Kenya oo dib ugu celisay dalkeeda qaar kamid ah askarteeda ku sugnaa Soomaaliya
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Cutubyo ka tirsan Ciidamada Difaaca Kenya (KDF) oo qeyb ka ahaa howlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya ee ATMIS...
Warkii oo dhan »Saylici: Haybada Qaranku Waxay ku Jirtaa Somaliland la wada leeyahay
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici, ayaa ku baaqay in reer Awdal ay...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo shir muhiim ah uga qeyb galeysa dalka Mareykanka
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Biixi iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo a...
Warkii oo dhan »Cabdiwaaxid Cali Gama’diid iyo Nageeye Cali Khaliif oo kasoo muuqday jiidaha dagaalka ee Alshabaab
Talaado, October, 22, 2024 (HOL) - Alshabaab ayaa markii ugu horraysay shaacisay muuqaalka Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gama’diid oo kamid ahaa abw...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo sheegtay inay la yeelanayso Malaysia iskaashi wadaag ah
Isniin, October, 21, 2024 (HOL) - Safiirka Soomaaliya ee dhawaan loo magacaabay dalka Malaysia, Danjire Cali Maxamed Abukar oo maanta si rasmi a...
Warkii oo dhan »Raysal wasaare Xamse oo magacaabay Raysal wasaare ku xigeen labaad iyo wasiiro cusub
Isniin, October, 21, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Raysal wasaare ku x...
Warkii oo dhan »Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Jabuuti oo kulan ku yeeshay Madaxtooyada dalka Jabuuti
Isniin, October, 21, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada dalka Jabuut...
Warkii oo dhan »