Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheikh oo lagu eedeeyay inuu ku qasbayo dowlad goboleedyada muddo kordhin
Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed, iyo xildhibaan...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ku eedeysay Itoobiya in ay ka baxday howlihii loo igmaday ee nabad ilaalinta Soomaaliya
Isniin, October, 7, 2024 (HOL) - Soomaaliya ayaa ku eedeysay Itoobiya in ay jabisay qodobbadii kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay,...
Warkii oo dhan »Wasiir Fiqi "Masar iyo Eretariya waxaan ka wada hadalnay gardarrada Itoobiya ku sameysay Dalkeena"
Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa sharaxaad ka bixiya...
Warkii oo dhan »Puntland oo boggaadisay mowqif uu Madaxweynaha Jubbaland ka qaatay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka
Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Maamul goboleedka Puntland oo aanan qeyb ka aheyn shirka golaha wadatashiga Qaranka ee ka socda maalintii afaraad...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo Muqdisho kusoo bandhigay 24 dhalinyaro ah oo ku eedeysan falal amaan darro
Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho kusoo qabqabtay 24 dhalinyaro ah ...
Warkii oo dhan »Madaxtooyada Soomaaliya oo lagu eedeeyay inay dhaqaale ku bixisay faafinta dacaayad ka dhan ah Axmed Madoobe
Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Agaasimaha warfaafinta madaxtooyada Jubbaland, Maxamed Xasan Xiis ayaa ku eedeeyay madaxtooyada Soomaaliya inay d...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Erdogan: Dadka Soomaaliyeed gaajada iyo colaadaha way ka bixidoonaan markaan shidaalka usoo saarno
Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay, in dadka Soomaaliyeed oo tobanaan sano lala xiriir...
Warkii oo dhan »Shirkada Dahabshiil oo u Hoggaansantay Amaradii Dowlada Soomaaliya
Axad, October, 6, 2024 (HOL) - Shirkada Dahabshiil ayaa mareegaheeda ka saartay magaca 'Somaliland' iyada oo u hoggaansamaysa amarkii dowlada So...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in Itoobiya ineysan ka mid noqon doonin howlgalka cusub hadii aysan ka laaban heshiiska badda
Sabti, October, 5, 2024 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa shaaca ka qaad...
Warkii oo dhan »Golaha Shacabka oo Maanta ansixiyay laba Hindise Sharciyeed oo muhiim ah
Sabti, October, 5, 2024 (HOL) - Xildhibaanadda Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kalfadhiga shanaad kula...
Warkii oo dhan »