Wararka Maanta
Doorashada kursi ka mid ah kuraasta Golaha Shacabka oo maanta ka dhacday Dhuusamareeb
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda maamulka Galmudug ka dhacday doorashada kursi ka mid ah kura...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ku eedaysay dowlada Soomaaliya in ay ku fogaantahay duminta nabadeeda
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in is-fahanka Somaliland iyo Itoobiya uu muhiim u yahay iskaashiga iyo horu...
Warkii oo dhan »Ciidamo Itoobiyaan ah oo maalintii labaad kasoo gudbaya xadka Itoobiya la wadaagto gobolka Hiiraan
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Boqolaal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa maalintii labaad kasoo gudbay xadka ay wadagaan gobolka Hiiraan iyo...
Warkii oo dhan »Garowe iyo labo degmo oo katirsan gobolka Nugaal oo ay socdaan doorashooyin qof iyo cod ah
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Saddex kamid ah degmooyinka Puntland oo kala ah, Garowe, oo ah caasimadda Puntland, Dangorayo iyo Godobjiraan ...
Warkii oo dhan »Orodyahan guul taariikhi ah usoo hoyay Soomaaliya oo laga reebay Ciyaaraha Olombikada Adduunka ee Paris 2024
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Guddiga Olombikada Qaranka Soomaaliya ayaa ka saaray Orodyahanka Cabdullaahi Jaamac Maxamed ka qeyb galk...
Warkii oo dhan »Dhaleecayn adag oo ka dhalatay xarig ay dowladdu u geysatay weriye Cali Nuur Salaad
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa xiray weriye Cali Nuur Salaad oo kamid ah saxafiyiinta madaxa bannaan, marn...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay dagaalo lagu jabiyay Al-shabaab oo ka dhacay Jubbada Hoose
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalo qaraar oo shalay aroorn...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ka badan 80 Shabaab ah in lagu dilay weerarkii Buulo Xaaji iyo Sanguuni
Isniin, Luulyo, 22, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaliya ayaa sheegtay in ka badan 80 xubnood oo katirsan Alshabaab in lagu dilay howlgal ka hortag a...
Warkii oo dhan »Ku dhawaad 100 xubnood oo Al-shabaab looga dilay dagaalo ka dhacay Jubbada Hoose
Isniin, Luulyo, 22, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Alcadaala ayaa f...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Jubbada Hoose
Isniin, Luulyo, 22, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaaday aroornimadii hore ee saa...
Warkii oo dhan »