Wararka Maanta
Kusimaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo kulamo la qaatay madaxda dalka
Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Madaxda ugu sareyso dowladda Fedaraalka madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre aya...
Warkii oo dhan »Bangiga Horumarinta Afrika oo Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $18 Milyan oo dolar
Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Bangiga Horumarinta Afrika ayaa maanta dowladda Fedaraalka Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $18 Milyan oo dolar, ...
Warkii oo dhan »Daacish oo isku ballaarisay dhulka buuralayda gobolka Bari ee Puntland
Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Warbixin cusub oo ay soo saartay xarunta siyaasadda Imaaraadka ayaa lagu muujiyay khatarta sii kordheysa ee ka im...
Warkii oo dhan »Howlgalo ka dhan ah Al-shabaab oo ka dhacay xadka maamulada Galmudug iyo Hirshabeelle
Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo ciidanka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay ka sameeyeen saacadahii l...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo $2 Milyan oo Dolar u qoondeysay wax ka qabashada Cudur halis badan oo ka jira Soomaaliya
Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Isku duwaha gargaarka deg dega ah ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa shaaca ka qaaday $2 milyan oo dolark...
Warkii oo dhan »Firdhiye: Dowladda Federaalka waxaan ka doonaynaa aqoonsi buuxa iyo inaan ka baxno kumeel gaarnimada
Talaado, May, 28, 2024 (HOL) - Hogggaamiyaha maamulka SSC- Khaatumo, Cabdiqaadir Axmed Cali Firdhiye ayaa sheegay, dowladda federaalka Soomaaliya in a...
Warkii oo dhan »Guddida Nabadgalyada gobolka Sanaag oo ka hadlay rabshado ka dhacay Ceerigaabo
Isniin, May, 27, 2024 (HOL) - Guddida Nabadgalyada gobolka Sanaag, ayaa sheegay in xabsiga la dhigay dhallinyaro ka badan 50 oo lagu eeday...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Biixi oo sheegay in heshiiska Somaliland iyo Itoobiya uu muhiim u yahay amaanka Badda Cas
Isniin, May, 27, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in heshiiska ay xukuumadiisu saldhiga badda kaga kira...
Warkii oo dhan »Amaanka goobaha laga soo galo Magaalada Muqdisho oo Maanta si weyn loo adkeeyay
Isniin, May, 27, 2024 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa si weyn u adkeeyay amaanka baraha koontaroolada ee laga soo galo magaalada Caasimadd...
Warkii oo dhan »Axmed Ciise Cawad "Dowladda Fedaraalka waa iney Itoobiya kala hadasho damaceeda Badda Soomaaliya"
Isniin, May, 27, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha Dibada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa Xukuumadda Soomaaliya ku dh...
Warkii oo dhan »