Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan deg deg ah isugu yeeray labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya
Talaado, February, 20, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan deg deg ah isugu yeeray maalint...
Warkii oo dhan »Somaliland oo sheegtay in ay guul ka gaadhay maamulka hawadeeda
Talaado, February, 20, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in ay guul ka gaadhay maamulka hawadeeda, isla markaana ay tiro badan oo diyaar...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo ugu baaqday Soomaaliya iyo Ethiopia inay galaan wada hadal nabadeed
Talaado, February, 20, 2024 (HOL) - Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Catriona Laing ayaa taageertay hadal kasoo baxay Golaha...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo ka hadlay wararka sheegaya inuu duqeyn ku dilay dhaqaatiir u dhashay dalka Cuba
Talaado, February, 20, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa qiimeynaysa in duqeyn dhanka cirka ah oo ka dhan ah al-Shabaab oo ay ka fuliyeen So...
Warkii oo dhan »Booliiska oo ka hadlay qarax khasaare badan geystay oo ka dhacay Muqdisho
Talaado, February, 20, 2024 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska gobolka Banaadir ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay qarax khasaare badan geys...
Warkii oo dhan »Hay'adda Duulista oo sheegtay inay qaadayso tallaabooyin adag oo lagu xaqiijinayo bed qabka hawada Soomaaliya
Isniin, February, 19, 2024 (HOL) - Hay’adda Duulista rayidka ee Soomaaliyeed ayaa sheegtay in ay qaadayso tallaabooyin adag oo lagu dammaanad ...
Warkii oo dhan »Danjire Abuukar Baalle oo Golaha Ammaanka u gudbiyay xadgudubka Ethiopia ku hayso madax bannaanida Soomaaliya
Isniin, February, 19, 2024 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Ambasaddor Abuukar Cusmaan Baalle ayaa shirka golaha Ammaank...
Warkii oo dhan »Maxkamadda gobolka Banaadir oo ku dhawaaqday xiliga la dhageysanayo dacwadda eedeysane Sayid Cali
Isniin, February, 19, 2024 (HOL) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta shaacisay waqtiga ay bilaabaneyso dhageysiga dacwada ka dhanka ah nin...
Warkii oo dhan »Dagaal saacado badan qaatay oo maanta ka dhacay gobolka Galgaduud
Isniin, February, 19, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa weerar dhowr jiho ah ku qaaday maa...
Warkii oo dhan »Weriye Jamaal Maxamed Cusmaan oo laga musaafuriyay Puntland
Isniin, February, 19, 2024 (HOL) - Weriye Jamaal Maxamed Cusmaan oo katirsan telefishinka caalamiga ah ee Channel4 ee laga leeyahay dalka Uk, ay...
Warkii oo dhan »