Wararka Maanta

Dowladda oo Ciidamada ku Sugan Mahaday ku Amartay Sugidda Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab

Dowladda oo Ciidamada ku Sugan Mahaday ku Amartay Sugidda Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab

OCT 03, 2025

Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Abukar Macalin, ayaa maanta ku boorriyay ...

Warkii oo dhan »
Taliye Macalim Mahdi oo digniin u diray ciidanka hubkoodi muqaalada la iskaga duubo

Taliye Macalim Mahdi oo digniin u diray ciidanka hubkoodi muqaalada la iskaga duubo

OCT 03, 2025

 Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Taliyaha Booliiska Gobolka Banaadir, Mahdi Cumar Muumin oo loo yaqaan "Macalim Mahdi", ayaa digniin culus u diray...

Warkii oo dhan »
Kenya oo dammiin lacageed kusii deysay labo dhalinyaro Soomaali oo lagu eedeeyay inay ku xadgudbeen calanka dalkaas

Kenya oo dammiin lacageed kusii deysay labo dhalinyaro Soomaali oo lagu eedeeyay inay ku xadgudbeen calanka dalkaas

OCT 03, 2025

 Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa dammiin lacageed oo gaaraya 50,000k.sh oo u dhiganta $387,15 kusii daysay Labo dhalinyaro Soo...

Warkii oo dhan »
Qatar oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay Gacan ka Geystaan Taageerada Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya

Qatar oo Beesha Caalamka ugu baaqday inay Gacan ka Geystaan Taageerada Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya

OCT 03, 2025

 Jimco, October 3, 2025 (HOL) - Dowladda Qatar ayaa markale muujisay sida ay uga go'an tahay inay sii waddo taageerada farsamo ee lagu xoojinayo ...

Warkii oo dhan »
Magaalada Saylac oo qalalaase ka dhashay munaasibad la doonayay in lagu maamuuso Xeer Ciise

Magaalada Saylac oo qalalaase ka dhashay munaasibad la doonayay in lagu maamuuso Xeer Ciise

OCT 02, 2025

 Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Qalalaase saacado socday ayaa saaka ka dhacay magaalada Saylac ee Somaliland, kadib markii qaybo ka mid ah dadk...

Warkii oo dhan »
Puntland, Jubbaland iyo Madasha samabixinta oo isku raacay in si dhaqso ah shir la isugu yimaado

Puntland, Jubbaland iyo Madasha samabixinta oo isku raacay in si dhaqso ah shir la isugu yimaado

OCT 02, 2025

 Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Shir ay magaalada Nairobi ku yeesheen madaxweynayaasha Jubbaland, Puntland iyo Madasha Samatabixinta Soomaaliya...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Xisaabiyaha Guud ee Cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Xisaabiyaha Guud ee Cusub ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

OCT 02, 2025

 Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay magacaabista Maxamed Maxamuu...

Warkii oo dhan »
Puntland oo soo dhoweysay in madaxweyne Xasan Sheikh uu dib ugu soo laabto dariiqa wada hadalka

Puntland oo soo dhoweysay in madaxweyne Xasan Sheikh uu dib ugu soo laabto dariiqa wada hadalka

OCT 02, 2025

 Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu dambayn uu “soo taabtay gidaarka,” kaddib mu...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo uga digtay Mucaaradka iney tagaan Saldhigyada ciidanka Booliiska

Dowladda Fedaraalka oo uga digtay Mucaaradka iney tagaan Saldhigyada ciidanka Booliiska

OCT 02, 2025

 Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Macalin ayaa xubnaha siyaas...

Warkii oo dhan »
Booliiska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan dhac iyo dhaawac

Booliiska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigay askari ku eedeysan dhac iyo dhaawac

OCT 02, 2025

 Khamiis, October 2, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala saldhiga degmada Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ...

Warkii oo dhan »