Wararka Maanta
Saraakiishii ku dhaawacantay Qaraxii Kismaayo oo lagu soo daweynayo Magaalada Addis Ababa
Talaado, Febraayo 13, 2007(HOL): Saraakiishii Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku dhaawacmay qaraxii 11-kii bishan ka dhacay fagaaraha Beerta Xoriyadd...
Warkii oo dhan »
Muqdisho oo xalay mar kale martigelisay Madaafiicda Hoobiyaha
Talaado, Febraayo 13, 2007(HOL): Magaalada Muqdisho ayaa mar kale xalay waxay martigelisay weerarro ay kooxo hubeysan ku qaadeen fariisimo ay ku sugan...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in la yaqaano Kooxaha ka dambeeya Nabadgelyo darrada ka jirta Magaalada Muqdisho
Talaado, Febraayo 13, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in la garanayo kooxaha ka dambeeya wee...
Warkii oo dhan »
Dad ka qaxay Madaafiicda Muqdisho oo Degmada Afgooye gaaray
Isniin, February 12, 2007(HOL): Ilaa 40 Qoys oo ka bara-kacay magaalada Muqdisho ayaa waxay gaareen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose kadib ...
Warkii oo dhan »
SALAAD CALI JEELLE: "Dadka Soomaaliyeed Itoobiya ma necbee iyaga ayaa is-neceb sababtoo ah waxaa nagula eedeyn jiray in aan Itoobiya Xiriir la leenahay, hadana intii aan Muqdisho joognay ayaa Itoobiya
Isniin, February 12, 2007(HOL): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle oo maanta ka hadlayay...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo beenisay in ay riday Madaafiic ay Dad rayid ah wax ku noqdeen oo Xalay Muqdisho ka dhacday
Isniin, February 12, 2007(HOL): Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salaad Cali Jeelle ayaa beeniyay in ay D...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Ra'iisal Wasaare Geedi oo Isbitaalka Baydhabo ku booqday Saraakiil ku dhaawacantay Qarax shalay ka dhacay Magaalada Kismaayo
Isniin, February 12, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa maanta ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo ku hubeysan Gawaarida Dagaalka oo la wareegay gacan ku heynta Degmada Matabaan
Isniin, February 12, 2007(HOL):Sida uu u xaqiijiyay HOL Gudoomiyaha degmada Matabaan C/laahi Warsame Daba-gooye waxaa habeenimadii xalay mar kal...
Warkii oo dhan »
Magaalada Kismaayo oo xalay Bandow ku jirtay
Isniin, February 12, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya inay xalay magaaladaas bandow ku ji...
Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ansixiyay Sharci lagula dagaalamayo Argagixisada iyo mid Dib-u-heshiisiinta quseeya
Isniin, February 12, 2007(HOL): Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo shir ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa waxay ansixiyeen sharci ...
Warkii oo dhan »