Wararka Maanta
Halkee mareysaa Xiisaddii Colaadeed ee ka taagneyd Dhulka Miyiga ah ee u dhaxeeya Degmooyinka Maxaas iyo Ceel Buur?
Sabti, January 27, 2007(HOL): Inkastoo waqtigan uusan jirin wax dagaal ah oo ka jira dhulka Miyiga ah ee u dhaxeeya degmooyinka Maxaas iyo Ceel-buur, ...
Warkii oo dhan »
Maxaabiis laga keenayo Kenya oo maanta Muqdisho ku soo fool leh
Sabti, January 27, 2007(HOL): Maanta ayaa lagu wadaa in mar kale garoonka Diyaaradaha Muqdisho laga soo dejiyo Maxaabiis kale oo Kenya laga keenayo, k...
Warkii oo dhan »
Tuulada Biya Cadde oo mar kale uu ka dhacay dagaal ay dad ku dhinteen
Sabti, January 27, 2007(HOL): Tuulada Biya Cadde oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa mar kale waxaa ka dhacay dagaal dhexmaray labo beelood oo ...
Warkii oo dhan »
8 Nin oo xalay Ciidamo Itoobiyaan ah kala baxeen guri ku yaala Magaalada Muqdisho
Sabti, January 27, 2007(HOL): 8 Nin oo rayid ah ayaa xalay laga kaxeystay guri ay deganaayeen oo ku yaala nawaaxiga Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho...
Warkii oo dhan »
Madaafiic xalay lagu riday Xaafad ka mid ah Magaalada Muqdisho
Jimco, January 26, 2007(HOL): Xaafadda mac-macaanka Degmada Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa xalay waxaa lagu riday madaafiic ka dhaceysay qoriga Ho...
Warkii oo dhan »
Saraakiisha Ciidamada Itoobiya ee Muqdisho ku sugan iyo Xubno ka socday Beesha Cayr oo ka wada hadlay Ammaanka Magaalada Muqdisho
Jimco, January 26, 2007(HOL): Waxaa maalmahan magaalada Muqdisho kulamo ku lahaa Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Magaalada Muqdisho ...
Warkii oo dhan »
Ganacsade Abuukar Cumar Caddaan oo la soo taagay Maxkamad Kenya ku taala
Jimco, January 26, 2007(HOL): Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo gacan siin jiray Maxkamadihii Islaamka oo dhawaan si tahriib ah gudaha ugu galay dalka...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo ka codsaday Dalalka Afrika in ay Soomaaliya deg deg Ciidamo u geeyaan
Jimco, January 26, 2007(HOL): Guddoomiyaha Midowga Afrika Alpha Omar Konnare ayaa ugu baaqay Wadamada Midowga Afrika in ay deg deg u geeyaan dalka Soo...
Warkii oo dhan »
Meles Zenawi oo sheegay xiliga ugu dambeeya ee Ciidamada Dalkiisa ka baxayaan Dalka Soomaaliya
Jimco, January 26, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaara Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa oo burburiyay awooddii Maxkamadaha Islaamka ...
Warkii oo dhan »
Koofur Afrika iyo Liibiya oo sheegay in aysan Ciidamo u direynin Soomaaliya
Jimco, January 26, 2007(HOL): “Dowladda Koofur Afrika Ciidamo uma diri doonto Soomaaliya, balse waxay siin doontaa taageero kale”ayuu yiri Wasiirk...
Warkii oo dhan »