Wararka Maanta
Darawallada Gaadiidka Dadweynaha Magaalada Kismaayo oo laga hor istaagay in ay ka horyimaadaan amar ay maxkamadaha Islaamka ku soo rogeen
Sabti, December 16, 2006(HOL): Qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka dawaynaha ee loo yaqaan caasiyada ayaa galinkii hore ee maanta ku dhaqaaqay shaqo j...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Ganacsatada la soo dega Gaadiid iyo Qalabka Dayactirka Gaadiid oo banaanbax cabasho ah ka hor sameeyay Xarunta Maxkamadaha Islaamka
Sabti, December 16, 2006(HOL): Qaar ka mid ah Ganacsatada Gaadiidka iyo Biraha Gaadiidka lagu dayactiro kala soo dega Dekedda weyn ee Magaalada Muqdis...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo baaris ku haya Qarax weyn oo xalay Muqdisho ka dhacay
Sabti, December 16, 2006(HOL): Habeenkii xalay ahaa ayaa waxaa qarax aad u xooggan uu dhacay nawaaxiga Hotel Guuleed ee Magaalada Muqdisho, iyadoo qar...
Warkii oo dhan »
Xildhibaanada Dowladda Federaalka ee Muqdisho ku sugan oo sheegay in hadalkii Madaxweyne C/llaahi Yuusuf uu keeni doono dagaal salfada Dowladda Federaalka
Sabti, December 16, 2006(HOL): Xildhibaanada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxay shir saxaafadeed ...
Warkii oo dhan »
Labo Ruux oo Baydhabo ku geeriyootay kadib markii ay rasaas ku fureen Ciidamo Itoobiyaan ah
Sabti, December 16, 2006(HOL): Labo ruux ayaa geeriyootay tiro kale dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay ciidamo Itoobiyaan ah oo ku sugnaa gudaha ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka oo isku eedeeyay nabad-diidnimo
Sabti, December 16, 2006(HOL): Mas'uuliyiinta sare ee Dowladda Federaalka iyo Maxkamadaha Islaamka ayaa waxay isku eedeeyeen in aysan nabad dooneynin,...
Warkii oo dhan »
SHIIKH FAARAX MACALIN MAX'UUD:- Aniga iyo Shiikh Aadan Xaashi Ceyrow waxaan ka wada hadalnay sidii loo adkeyn lahaa difaaca gobolka”
Jimco, December 15, 2006(HOL): Gudoomiyaha Guddiga fulinta maxkamadda Islaamiga gobalka Hiiraan Shiikh Faarax Macallin Max'uud, oo Xafiiskiisa kula ha...
Warkii oo dhan »
Waaxda Wacyigelinta Maxkamadaha Islaamka oo Masjidyada Muqdisho u qeybisay Qudbada lagu aqriyo Salaadda Jimcaha
Jimco, December 15, 2006(HOL): Waaxda Wacyigelinta Maxkamadaha Islaamka ayaa maalintii shalay ahayd waxay u qeybisay qudbooyinkii ay masjidyada ka aqr...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo mar kale ku celiyay in loo soo gacan geliyo Argagixiso ku dhuumaneysa Soomaaliya
Jimco, December 15, 2006(HOL): Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika Jendayi Fraizer ayaa sheegtay in hoggaanka Maxkamada...
Warkii oo dhan »
Golaha Abwaaniinta Islaamiga Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho looga dhawaaqay
Jimco, December 15, 2006(HOL): Waxaa maanta Magaalada Muqdisho looga dhawaaqay Gole ay ku mideysan yihiin Abwaaniin Soomaaliyeed oo aad ugu dhow Maxka...
Warkii oo dhan »