Wararka Maanta
Maxaa ka jira in Dadka Deegaanka Berdaale ay Ciidamo Itoobiyaan ah dileen, Gaadiid Dagaalna ka gubeen?
Isniin, November 20, 2006 (HOL): Warkan ku saabsan in ay dadka Deegaanka Berdaale ee Gobolka Bay ay dileen ciidamo Itoobiyaan ah oo tiro badan, isla m...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo Bandowgii ka qaaday Magaalada Muqdisho
Isniin, November 20, 2006 (HOL): Maxkamadaha Islaamka ee ka taliya Magaalada Muqdisho iyo deegaano dhowr ah oo ku yaala Koofurta Soomaaliya ayaa ku dh...
Warkii oo dhan »
Guddiga Gurmadka Fatahaadaha oo Kulan la yeeshay Hay'adaha Samafalka
Axad, November 19, 2006(HOL): Waxaa maanta shir ku wada yeeshay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xarunta Golaha Maxkamadaha Islaamka ee agagaarka Warsha...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka Gobollada Jubbooyinka oo mamnuucay qaadashada Hubka
Axad, November 19, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maxkamadaha Islaamka ee ka taliya Gobollada Jubbooyinka ay ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cadde Muuse oo soo saaray Wareegto uu ku dhisayo niyadda ciidamada Maamulkiisa Puntland
Axad, November 19, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa soo saaray wareegto uu ku dhisayo niyadda ciidamada ...
Warkii oo dhan »
Shirkadda Xawaaladda Amaana oo Deeqdii ugu horeysay gaarsiisay 100 Qoys oo ka mid ah kuwii ka barakacay Fatahaaddii Webiga Shabeelle uu ku sameeyay Magaalada Beledweyn
Sabti, November 18, 2006(HOL): Shirkadda Xawaalada ee Amaana laanteeda Gobalka Hiiraan ayaa markii ugu horeysay deeq loogu gurmanayo Dadkii ka Bara ba...
Warkii oo dhan »
Sawirrada Booqashada Guddoomiyaha Degmada Warshiikh uu ku tegay Tuulada ilig Madoobe
Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan [email protected], Somalia...
Warkii oo dhan »
Degmada Warshiikh oo dadkeedu muddo 16 sano ah kadib nasiib u yeelanayaan in ay helaan adeegyada Bulshada
Sabti, November 18, 2006HOL): Degmada Warshiikh oo ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa waxaa ka socda mashaariic dib loogu soo nooleynayo adeegyad...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka oo ku jaha wareersan Warbixin laga soo saaray Cunaqabateynta Hubka ee Soomaaliya saaran
Sabti, November 18, 2006HOL): Warbixin ay soo qoreen xubno ka tirsan guddiga Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan la socodka xadgudubyada ...
Warkii oo dhan »
Qaadka iyo dagaalka ay kula jiraan Maxkamadaha Islaamka
Sabti, November 18, 2006HOL): Tan iyo markii ay Maxkamadaha Islaamka la wareegeen gacan ku heynta Magaalada Muqdisho waxay Tallaabadii ugu horeysay oo...
Warkii oo dhan »