Wararka Maanta
Midowga Afrika oo markale si adag uga hadlay xadgudubka dowladda Itoobiya ee Soomaaliya
Isniin, February, 19, 2024 (HOL) - Waxaa Warmurtiyeed laga soo saaray shir madaxeedka sanadlaha ee Ururka Midowga Afrika oo labadii maalmood ee ...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya Weerar kooxda Al-shabaab ku qaaday degmada Ceeldheer
Isniin, February, 19, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ay Xalay ku qaadeen degmada Ceel...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo sheegay in 6 qof loo xiray dilka shaqaale katirsanaa maamulka hawada
Isniin, February, 19, 2024 (HOL) - Cabdinasir Muuse Dahable, oo katirsanaa Shaqaalaha Hay'adda maamulka hawada ee dowladda Soomaaliya, kaasoo Mu...
Warkii oo dhan »Somaliland oo ka hadashay wakhtiga la hirgalinayo heshiiskii ay Itoobiya la gashay
Axad, February, 18, 2024 (HOL) - Somaliland ayaa sheegtay in dhawaan heshiis rasmi ah loo badali isfahamkii ay Itoobiya la gashay isla markaana ...
Warkii oo dhan »Mulkiilaha MMTV oo laga siidaayay Xabsiga Dhexe ee Hargaysa kadib 43 maalmood
Axad, February, 18, 2024 (HOL) - Mulkiilaha MMTV Maxamed Cabdi Sheekh Ilig ayaa laga siidaayay Xabsiga Dhexe ee Hargaysa kadib markii ay Maxamad...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Axad, February, 18, 2024 (HOL) - Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay d...
Warkii oo dhan »Shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
Axad, February, 18, 2024 (HOL) - Waxa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shir ay isagu yimaadeen Wasiirada Maaliyadda Dowladda Fede...
Warkii oo dhan »Dhaqaatiir ajaanib ah oo ay afduub u haysteen kooxda Alshabaab oo geeriyooday
Axad, February, 18, 2024 (HOL) - Labo dhakhtar oo dalka Cuba u dhashay oo gacanta ugu jiray kooxda Al-Shabaab, ayaa lagu dilay duqey...
Warkii oo dhan »Kufsi wadareed Garowe loogu geystay gabar 13 jir ah oo kasoo jeeda qoysaska barakacayaasha
Axad, February, 18, 2024 (HOL) - Wararka nagasoo gaaraya magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland, ayaa sheegaya in rag ku labis dareeska c...
Warkii oo dhan »Golaha Wakiilada Somaliland oo cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka doorashooyinka
Axad, February, 18, 2024 (HOL) - Golaha Wakiilada Somaliland ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xeerka doorashooyinka Somaliland oo wali lagu mu...
Warkii oo dhan »