Xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya ayaa saxaafadda u soo gudbisay magacyada guddigan odayaashu ay iska soo xuleen kuwaasoo magacyadoodu kala yihiin:
- Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Caliyow
- Malaaq Maxamed Yacquub Sh. Deewow
- Malaaq Isaaq Ibraahim Xassan
- Malaaq Cabdirashiid Shiikh Xassan
- Suldaan Cabulqaadir Cabdullaahi Xassan
- Ugaas Maxamed Cali Ugaas
- Ugaas Cabdulahi Ugaas Xaashi
- Nabadoon Cali Maxamed Maxamuud
- Ugaas Cabdulaahi Ugaas Faarax
- Waber Geedi Waber Xassan
- Suldaan Axmed Jaamac Xirsi
- Ugaas Aways Sh. Xuseen (Huneero)
- Malaaq Suufi Murde Cali
- Suldaan Cabdi Xaliim Cabdi Maalik
- Ugaas Saalax Maxamed Cabdule
- Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
- Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi
- Ugaas Xuseen Cismaan Nuur
- Ugaas Maxamed Ugaas Axmed
- Suldaan Maxamed Axmed Burtinle
- Beeldaaje Jaamac Beeldaaje Cabdulllaahi
- Suldaan Ibraahim Suldaan Cali Xaaji
- Ugaas maxamed Ugaas Buule Jiirow
- Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar
- Suldaan Maxamed Xassan Bul-bul
- Suldaan Maxamed Aadan Ashkir
Odayaasha dhaqanka ayaa looga fadhiyaa inay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo xulaan ergada ansixinta dastuurka cuusb ee Soomaaliya oo xukuumaddu ay soo bandhigtay shalay oo Talaado ahayd, inkastoo guddiga madaxa-bannaan ee qoraalka dastuurka ay ku tilmaameen dastuurkaas mid ay dowladdu wadato.
Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya