Talaado, Janaayo, 28, 2020 (HOL)- Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay Dab ka kacay qeybo kamid ah dhismaha xarunta Bangiga oo kuyaala magaalada Muqdisho.
newsinsideWarsaxaafadeed kasoo baxay maamulka Bangiga ayaa lagu sheegay in dabkaas oo ka kacay Bankiga dhismihiisa qeyb kamid ah uusan geysan wax khasaare nafeed ama hantiyeed.
Waxa ay sheegeen mamaulku in dabkaasi uu ka dhashay cilad ka timid xagga korontada, taasoo markii dambe lagu guulaystay in si degdeg ah loo xalliyo lagana hor tago khasaare.
Halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka bangiga.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]