Talaado, Janaayo, 28, 2020 (HOL)- Dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegay inay ka murugaysan yihiin xaalad badqab ee wasiirkoodii amniga Cabdirashiid Janan, kadib markii maanta taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya ay sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii uu ku xirnaa.
newsinsideWarsaxaafadeed kasoo baxay Jubbaland ayaa dowladda federalka looga dalbaday inay meel ku sheegto wasiir Janan oo muddo bilood ah u xirnaa, haddii kale ay qaadayso masuuliyada wixii gaara wasiirka amniga Jubbaland.
Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka Jubbaland.

Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
[email protected]