Wararka Maanta
Kenya iyo Soomaaliya oo ku heshiiyay fidinta waddada Isiolo-Mandera si Soomaalia loo gaarsiiyo
Isniin, September 7, 2026 (HOL) - Kenya iyo Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in la dardargeliyo qorshaha lagu fidinayo waddada isku xirta Isiolo iy...
Warkii oo dhan »Wariye u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray dagaalkii dhawaan ka dhacay Baydhabo
Isniin, September 7, 2026 (HOL) - Ururka Qaranka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (NUSOJ) ayaa sheegay inuu ka murugooday geerida Bashir Maxamed Cabdu...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Jabuuti oo ka digay faragelin shisheeye oo dalkiisa lagu sameeyo
Isniin, September 7, 2026 (HOL) - Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa ka digay faragelin shisheeye oo lagu sameeyo arrimaha guda...
Warkii oo dhan »Al-Shabaab oo weerarro habeenimo oo xiriir ah ku qaaday saldhigyo ciidan oo ku yaalla Waqooyi-bari Kenya
Isniin, September 7, 2026 (HOL) - Kooxda Al-Shabaab ayaa la sheegay inay habeenkii xalay weerarro is-daba joog ah ku qaadday fariisimo iyo baro...
Warkii oo dhan »Markab dagaal oo Turkish ah oo ku soo xirtay Dekedda Muqdisho
Axad, September 6, 2026 (HOL) - Markabka dagaalka ee Ciidamada Badda Türkiye TCG Göksu (F-497) ayaa ku soo xirtay Dekedda Muqdisho, i...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo cambaaraysay weerarrada burcad-badeedda, kuna baaqday taageero caalami ah
Axad, September 6, 2026 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay dib-u-soo-noqoshada falalka burcad-badeednimada ee k...
Warkii oo dhan »Madaxda Jubaland oo shacabka Kismaayo iyo Afmadow kala qeyb galay banaanbaxyo ka dhan ah Turkiga
Axad, September 6, 2026 (HOL) - Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay waddooyinka magaalada Kismaayo, xarunta ku-meelgaarka ah ee Jubaland, iyagoo ...
Warkii oo dhan »Israa'iil oo muwaadiniinteeda uga digtay in ay u safraan Somaliland
Axad, September 6, 2026 (HOL) - Golaha Amniga Qaranka Israa’iil ayaa soo saaray digniin cusub oo ku saabsan khataraha amni ee Israa&rsquo...
Warkii oo dhan »Qoysaska 10 Badmaax oo Burcad-badeedda Soomaalidu haystaan oo ku hanjabay inay cuntada ka Soomayaan
Axad, September 6, 2026 (HOL) - Qoysaska 10 badmaax oo Pakistan u dhashay oo muddo ka badan afar bilood ay afduub ahaan u haystaan burcad-badee...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka oo Dhawaan Laga Filayo Heshiis Siyaasadeed
Axad, September 6, 2026 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo xubno ka tirsan mucaaradka ayaa la filayaa inay maalmaha soo socda kala saxi...
Warkii oo dhan »