Wararka Maanta
Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in Ciidamada Dowladda iyo Al shabaab kaliya loo ogolyahay inay hubka haystaan
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in laba dhinac kaliya loo ogol yahay inay hay...
Warkii oo dhan »Puntland oo dil ku xukuntay haweeney dishay gabar 14 jir ah
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Maxkamadda Darajada Koowaad ee Gobolka Mudug ee Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay Hodan M...
Warkii oo dhan »Ciidanka Xoogga Dalka oo fashiliyay qaraxyo Al-shabaab ku diyaarisay duuleedka degmada Afgooye
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ayaa laga helaya howlgal ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ku fashiliyeen qaraxyo miino oo ay ...
Warkii oo dhan »Puntland oo bandow kusoo rogtay degaanada ku dhow togga Baallade
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Puntland ayaa bandow kusoo rogtay degaannada ku dhow togga Baallade, iyadoo gaadiidka loo fasaxay oo keliya in...
Warkii oo dhan »Wakiillo Ka Soo Jeeda Waqooyi Bari oo Ku Baaqay in Degdeg Loo Furo Xuduudda Soomaaliya si Loo Badbaadiyo Dhaqaalaha Deegaanka
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Waxaa si xooggan u xoogaystay baaqyada ay wakiillada ka soo jeeda Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya u dirayaan dow...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada oo wada qorshe xasaanadda looga qaadayo, laguna Maxkamadeynaayo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa wado qorshe ay gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaa...
Warkii oo dhan »Soomaalida Minnesota oo cabsi iyo walbahaar ka muujisay joojinta sharciga deganaanshaha kumeel gaarka ah ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Trump
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ayaa muujisay walaac xooggan kadib markii Madaxweyne Donald Trump k...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh "Nimanka siyaasiyiinta ah ee guryaha iyo hoteelada ku jira waxaan leeyahay banaanka u soo baxa oo arka Muqdisho quruxdeeda iyo amniga ka jira"
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta weerar afka ah ku qaaday xubnaha siyaasi...
Warkii oo dhan »Puntland oo xabsiga dhigtay sarkaal hay’adda socdaalka oo loo haysta tahriibinta dhalinyarada
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Puntland ayaa xirtay sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kana howlgelayay xafiiskeeda maga...
Warkii oo dhan »Xukuumadda Soomaaliya oo ka digtay khatarta ku iman karta dalka haddii aan la mideyn canshuuraha
Axad, November 23, 2025 (HOL) - Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in heerka canshuuraha gudaha ee dalka laga aruuriyo uu weli ka h...
Warkii oo dhan »