Wararka Maanta
Soomaaliya iyo Masar oo kala saxiixday heshiis is afgarad ku saabsan kormeerka iyo baarista maaliyadeed
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Xafiiska Hantidhowrka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyay inuu heshiis is-afgarad ah (MoU) la galay...
Warkii oo dhan »Labada Aqal Ee Baarlamaanka Soomaaliya Oo Meel Mariyey Xisaab xirka Miisaaniyadda 2024
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Mudanayaasha labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii lixaad ee kalfadhiga 7-aad,...
Warkii oo dhan »Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed oo sheegay in ay Cambaarenayaan Boobka, Barakicinta iyo Dil Ka Dhacay Muqdisho
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa si kulul u cambaaraysay dhacdooyin ay sheegeen inay iskugu jiraan boob, barak...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Mareykanka oo ka noqonaya sharciga Soomaalida Minnesota ka difaacaya inaan la tarxiilin
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Jimcihii ku dhawaaqay inuu si degdeg ah u joojinayo Barnaamijka Ilaalinta K...
Warkii oo dhan »Ciidanka Puntland oo la wareegay ceelka Marraagane ee togga Baallade iyagoo qabtay labo Daacish ah
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Ciidamada Amniga Puntland ayaa la wareegay Ceelka Marraagade, halkaas oo ahaa farriisimihii ugu dambeeyay ee ururka D...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo mar Kale xaqiijisay ka go’naanta xoojinta amniga Badda iyo Ilaalinta Marin-Biyoodka Gobolka
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xaqiijiyay in dow...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya muwaadinka Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostaga magaalo Xeebeedka Cape town ee dalka Koonfur ...
Warkii oo dhan »Xulka Soomaaliya ee U17 oo soo laabasho cajiib ah ka sameyay kulan Ciyaareed ka tirsan Tartanka Bariga iyo bartama Africa
Sabti, November 22, 2025 (HOL) - Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17 sano (U17) ayaa bandhig ciyaareed yaab leh ka sameeyay magaalad...
Warkii oo dhan »Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya oo iska casilay xubinimadii xisbiga uu katirsanaa
Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, ayaa maanta shaaciyay i...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo beenisay in dib loo soo celiyay Xildhibaanada Soomaaliya ku matalaya Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika
Jimco, November 21, 2025 (HOL) - Safiirka dowladda Fedaraalka Soomaaliya ee dalka Tansaaniya Ilyas Cali Xasan ayaa goordhaw beeniyay in Maxkamad...
Warkii oo dhan »